Himilo – Kooxaha waaweyn ee Yurub ee Inter Milan iyo Barcelona ayaa caawa isugu soo haray lugta labaad ee semi-finalka Champions League, iyadoo kulanka ka dhacaya garoonka San Siro lagu go’aamin doono kooxda u gudbeysa finalka tartanka. Labada kooxood ayaa ...
Read More »Cayaaro
Robert Lewandowski ma seegi doonaa El Clasico iyo kulammada Inter Milan?
Himilo – Weeraryahanka Barcelona Robert Lewandowski ayaa la xaqiijiyay in uu garoomada ka maqnaan doono ugu yaraan saddex toddobaad, kaddib dhaawac muruqa bowdada ah oo ka soo gaaray kulankii Sabtidii ay la ciyaareen Celta Vigo ee horyaalka La Liga. Lewandowski ...
Read More »Real Madrid oo u dagaalamaysa inay saddex koob wada qaado
Real Madrid waxay dhamaystirtay diyaar garowgeeda ka hor kulanka ay Valencia ku soo dhaweeyaan La Liga maanta. Kooxda Carlo Ancelotti ayaa haatan saddex dhibic ka hooseysa hoggaamiyayaasha horyaalka ee Barcelona kuwaas dhankooda martigelin doona Real Betis. Real Madrid mar kale ...
Read More »Salah Oo Dheeraystay Hogaanka Gooldhalinta Premier League
Himilo-Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii dheeraystay Gooldhalinta premier league xilli ciyaareedkan. Salah ayaa dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu garaacday Man City kulan ka dhacay Etihad. Salah ayaa dhaliyay goolkisii 25-aad ee Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Mohamed ...
Read More »Shaxda ay Man City kaga Hor Tagi Karto Liverpool.
Manchester City ayaan wali hubin in Erling Haaland uu taam u noqon doono kulanka ay la ciyaarayaan Liverpool. Kooxda Pep Guardiola ayaa dooneysa inay kasoo kabsato guuldaradii champions League iyaga oo doonaya in ay u sii tartamaan boosaska loogu Soo ...
Read More »Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Everton.
Himil-Kooxda Liverpool ayaa war fiican ka Heshay tababarka ka Hor Kulanka Everton. Kooxda Slot ee Liverpool ayaa guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay Plymouth kulan naxdin leh oo wareega afaraad ee FA Cup axadii, haatanna waa inay si dhaqso ah ...
Read More »Liverpool oo ka hartay tartanka FA Cup-ka
Himilo-Kooxda Liverpool ayaa ka hartay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Plymouth Argyle. Macalinta Slot ayaa xiddigahiisa muhiimka ah keydka ku soo bilaabay si uu ugu diyaar garoobo kulanka Everton ee todobaadkan Slota ...
Read More »Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo saacadihii ugu dambeeye ku jira.
Himilo-Kooxaha Premier League ayaa heysta waqti dheeri ah oo ay ku sameynayaan suuqa kala iibsiga ee January maadaama la kordhiyay xuduudaha suuqa kala iibsiga ee Bisha January. Dhammaadkii hore ee January oo ku beegnayd 31-kii Bisha ayay ahayd in uu ...
Read More »Ac Milan Oo Dhamaystirtay Saxiixa Kyle Walker
Himilo-Kooxda Ac Milan ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Kyle Walker sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano. Xiddiga Kyle Walker ayaa lala xidhiidhinayay kooxo badan kadib markii uu xaqiijiyay in uu isaga tagayo kooxda Man City. ...
Read More »Salax Iyo Van Dijk oo ka tagaya Liverpool
Himilo-Mohamed Salah ayaa laga yaabaa inuu ka tago Liverpool ka dib wadahadalo cusub oo lala yeeshay labo shaqsi oo muhiim ah, iyadoo fursada uu ugu biiri karo koox gaar ah haatan lagu qiimeeyay 99 boqolkiiba. Taageerayaasha Liverpool ayaa ku raaxaysanaya ...
Read More »