Himilo-Waxa la soo afjaray todobaadkii 16-aad ee horyaalka premier League oo meel xiiso leh maraya. Kooxaha reer Manchester ayaa la kulmay guuldarooyin xanuun badan iyaga oo sii wada qaab ciyaareedkoodii liitay. Kooxda Hogaaminaysa horyaalka ee Liverpool ayaa ku dur-durisay kooxda ...
Read More »Cayaaro
Liverpool oo barbaro lagashay Fulham.
Himilo-Kooxda Liverpool ayaa bar-baro la gashay kooxda Fulham kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa premier League. Liverpool ayaa inta badan ee ciyaarta ku dhamaystay 10 xiddig kadib markii laga saaray Andy Robertson. Fulham waxa goolasha u dhaliyay xiddigaha Andreas Pereira ...
Read More »Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Tagi Karto Leicester City
Himilo-Enzo Maresca ayaa qiimeyn doona ciyaartoydiisa ka soo laabanaya waajibaadka caalamiga ah nka hor kulanka ay Chelsea u safri doonto Leicester. Romeo Lavia ayaa seegay labadii kulan ee Belgium intii lagu jiray nasashada, halka labada Moises Caicedo iyo Enzo Fernandez ...
Read More »Waa kuwee dalalka u soo gudbay heerka sideed dhamaadka UEFA Nations League?
Himilo-Waxaa soo idlaaday heerka guruubyada ee tartanka UEFA Nations League waxana la ogaaday 8 xul ee wareegay sideed dhamaadka, kaasoo bilaaban doona bisha March ee soo socota. Nidaamka European Nations League waxaa ka mid ah u soo bixida kaalmaha koowaad ...
Read More »Natiijooyinka kulamadii xalay laciyaaray.
Himilo- Waxaa la ciyaaray kulamadii 4-aad ee wajiga hore ee horyaalka Yurub ee Champions League, iyadoo natiijooyin layaab leh oo aan la fileyn ay soo baxeen. Man City oo marti u aheyd kooxda Sporting CP waxaa looga badiye 4-1. Tababaraha ...
Read More »Rodri oo ku guulaystay Ballon d’Or- sanadka 2024.
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City iyo xulka Spain ee Rodri ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or-ka ee sanadka 2024. Rodri ayaa sheegay in uu tababaraha xulkiisa ee Luis de la Fuente u sheegay xiddig u qalmay abaalmarinta in ...
Read More »Man Ciy Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaartay Southampton.
Himilo-Kooxda Man City ayaa guul ka gaartay kooxda Southampton kulan ka tirsan premier League. Kooxda Man City ayaa gushaas kadib si buuxda ula wareegtay hogaanka premier League. Kulanka ayaa ahaa mid ku adag Man City iyada oo Southampton iska caabin ...
Read More »Barcelona oo cashar u dhigtay Bayern Munich
Himilo-Kooxda Barcelona ayaa garaacday Bayern Munich kulan ka tirsanaa Champions league. Kulanka ayaa ku bilowday mid ay Barcona dar-dar ku bilaabatay ciyaarta Daqiiqadii 1-aadba Barcelona ayaa dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Raphinha kaas oo ciyaarta hogaanka u dhiibay ...
Read More »Arsenal oo wajaheysa dhaawacyo cusub.
Himilo- Daafaca kooxda Arsenal Takehiro Tomiyasu ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac kale soo gaaray waxana laga yaabaa in uu todobaadyo kale garoomada ka maqnaado. Ka dib markii uu seddex bilood qaatay isagoo ka soo kabanaya dhibaato jilibka ah ...
Read More »Shaxda ay Arsenal kaga hortageyso Southampton.
Kooxda Arsenal ayaa marti galinaysa kooxda Southampton kulan ka tirsanaa premier League. Gunners ayaa la hubaa in ay ka maqnaan doonaan Martin Odegaard, Kieran Tierney iyo Oleksandr Zinchenko kuwaas oo dhaawac ku maqnaan doona. Xiddiga Kiwior ayaa laga yaabaa in ...
Read More »