Home / Dhaqaale (page 2)

Dhaqaale

Trump oo saacadii ugu dambeyse ka gaaray shirkada Tiktok

Himilo-Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay, in ay aad ugu badantahay in uu barta bulshada ku xiriirto ee TikTok siin doono muddo 90-cisho ah, xilli gudaha Mareykanka uu ka  dhaqan galay Amarka maxkamadu ay dalkaa uga mamnuucday. TikTok ayaa gudaha ...

Read More »

shirkadda Tiktok oo beenisay in Elan Musk uu iibsanayo

Warbaahinta caalamka qaarkood , ayaa baahiyay warar sheegaya in bilyaneerka iska leh barta bulshada ee X, Elon Musk uu iibsanayo saami kamid ah barta bulshada dhaxdeeda caanka ka ah Tiktok, si aan looga xirin bartaasi dalka Mareykanka. Dowladda Mareykanka , ...

Read More »

Meta oo sharciyadeedda wax ka badaleysa.

Shirkadda Meta, oo iska leh barnaamijyada Facebook, Instagram, iyo Threads, ayaa ku dhawaaqday inay joojinayso barnaamijkeeda hubinta xaqiiqada oo ay u sameeyaan hay’ado saddexaad. Barnaamijkan, oo shirkaddu soo isticmaaleyse tan iyo 2016, ayaa lagu beddeli doonaa qaab cusub oo la ...

Read More »

Maxaa sababay dabka qasaaraha xooggan dhaliye ee Mareykan-ka ka socda?

Himilo-Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka 1,000 gurina ay ku basbeeleen dab xoog leh oo tan iyo Talaadadi ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Guryo iyo goobo ganacsi ayaa gubtay, iyadoo ...

Read More »

Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV. hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV? Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, ...

Read More »

Soomaalida ku nool Mozambique oo culeys adag wajahaya.

Himilo-Soomaali badan oo ganacsato ah ayaa dhac iyo boob loogu geystay dalka Mozambique oo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay natiijada doorashada lagu muransan yahay ee dalkaasi. Soddon iyo saddex qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen ...

Read More »

Mashruuca Muqdishada cusub oo maanta la daah furay.

Himilo-Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Muqdishada Cusub, oo ah mashruuc cusub oo weyn oo laga hirgalinayo Waqooyiga Caasimadda Muqdisho. Degaanka cusub waxaa loo qorsheeyay inuu noqdo mid casri ah, oo la jaan qaadaya horumarka iyo baahida bulshada ee magaalada ...

Read More »

Kumanaan Qof oo laga cabsi qabo inay ku dhintaan duufaanno ku dhuftay Mayotta

Himilo-ku dhowaad kumanaan qof, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda Mayotte oo Faransiiska maamulo. Sarkaal sare oo maxalli ah ayaa ka digay, inay sii kordhi karto ...

Read More »

9 December – Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah Musuqmaasuqa

Himilo FM  –  Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush, halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa musuqmaasuqa sannad kasta ...

Read More »

Qiimaha Bitcoin oo markii ugu horeysay gaaray$100,000

Himilo-Qiimaha cryptocurrency-ka adduunka ugu weyn waxaa sare u qaaday rajada laga qabo in madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump uu qaadan doono siyaasadaha saaxiibtinimada ah ee loo yaqaan ‘crypto-friendly’. Sarakac weyn ayaa la dareemay saacado kadib markii Trump uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan