Home / Dibada (page 55)

Dibada

Brendan Rodgers oo beddalka Harry Maguire ka arkooday Celtic

Himilo –Tababaraha Leicester City Brendan Rodgers ayaa arkooday Kristoffer Ajer si uu ugu beddelo xiddiga reer England Harry Maguire. The Sun ayaa ku warameysa in kooxda ka dhisan East-Midlands ay raadineysay inay ka bixiso 15 milyan ginni daafaca 21 jirka ...

Read More »

Willian oo dhaxlay Eden Hazard

Himilo –Naadiga Chelsea ayaa  xaqiijisay nambarada maaliyadda cusub ee xilli ciyaareedka 2019/20. Xiddiga reer Brazil ayaa siiyay lambarkiisii hore Christian Pulisic , wuxuuna qaatay maaliyadda  uu saaxiibkiisii hore ka tagay xagaagan. Willian ayaa xiran doona No.10 ee Chelsea xilli ciyaareedka ...

Read More »

Madaxda Arsenal iyo Barcelona oo ka kulmi doona arrinta Coutinho

Himilo – Madaxda Arsenal iyo Barcelona ayaa kulmi doona berrito inta lagu guda jiro kulamada saaxiibtinimo ee xilli ciyaareedka soo socda  loogu diyaar garoobayo, waxaana ay kawada hadli doonaan heshiiska ammaahda ee Philippe Coutinho. Kooxda Arsenal ayaa qarka u saaran ...

Read More »

Edinson Cavani oo xaqiiqiyay halka uu yaal mustaqbalkiisa

Himilo – Edinson Cavani ayaa wacad ku maray inuu sii joogi doono Paris Saint-Germain ilaa qandaraaskiisu uu dhacayo iyadoo la isla dhexmarayo inuu ku biirayo Inter Milan. Weeraryahanka, oo galaya xilli ciyaareedkiisii 7aad ee Parc des Princes, ayaa soo jiitay ...

Read More »

Tom Heaton oo noqday saxiixii 11aad ee Naadiga Aston Villa

Himilo – Aston Villa ayaa la soo saxiixatay 33 jirka kooxda Burnley iyo goolhayaha reer England Tom Heaton qiimo dhan 8 milyan oo ginni – waana saxiixii 11aad ee ay xagaagan lasoo saxiixato. Heaton ayaa 19 kulan u saftay Premier ...

Read More »

Nicolas Pepe oo ku sugan London

Himilo – Nicolas Pepe ayaa ku sugan London si uu u maro tijaabada caafimaadka isla markaana uu u dhameystiro heshiiska shaqsiyeed ka hor inta uusan u dhaqaaqin Arsenal oo uu ka soo wareegin kooxda Lille. Kooxda Arsenal ayaa horay u ...

Read More »

Kooxo dhowr ah oo isku heysta xiddiga Emmanuel Adebayor

Himilo – Weeraryahanka Emmanuel Adebayor ayaa lagu soo waramayaa inuu u muuqdo bartilmaameed macquul ah oo seddex koox oo  Premier League ah diiradda u saaran. Adebayor – oo horay ugu soo ciyaaray Manchester City, Arsenal, Tottenham Hotspur iyo Crystal Palace ...

Read More »

Halkee ayuu u dhaqaaqi karaa xiddiga Matuidi ?

Himilo – Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa labadaba lagu soo waramayaa inay daneynayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Juventus Blaise Matuidi. Balse xiddiga khadka dhexe ee Juventus  Matuidi ayaa xiiseynaya inuu u dhaqaaqo Manchester United. Kooxda reer Talyaani ayaa ...

Read More »

Fulham, Sheffield United iyo Stoke oo isku haya ciyaaryahan khad dhexe

Himilo –Sheffield United iyo Stoke City ayaa isha ku haya inay soo xerogeliyaan xiddiga khadka dhexe ee Bournemouth Harry Arter, inkastoo Fulham ay sidoo kale xiiseyneyso ciyaaryahankan, sida laga soo xigtay The Sun. Bournemouth ayaa la filayaa inay u oggolaato ...

Read More »

Liverpool oo xaqiijisay saxiixeeda labaad ee xagaagan

Himilo –Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay saxiixa Harvey Elliott oo ay kala soo wareegeen kooxda Fulham. Da’yarka garabka ka ciyaara  ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee taariikhda Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay markii uu kasoo muuqday kulankii ay la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan