Eric Dier ayaa saxiixay heshiis uu Tottenham kusii joogi doono ilaa 2024.Xiddiga xulka qaranka waxaa heshiiskii hore kaga harsanaa wax ka yar hal sanno, laakiin hadda muddo intaa ka badan uu sii joogi dooanaa kooxda waqoyga caasimadda London.Dier oo Spurs ...
Read More »Dibada
Mikel Arteta oo ku kalsoon in Aubameyang uu baaqi ku ahaan doono Arsenal
Mikel Arteta ayaa ku kalsoon in xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang uu kooxda sii joogi doono isla markaanna laacibka reer Gabon uu baaqi ku aahan doono Emirates.Aubameyang waxa qandaraaskiisa kooxda kaga haray muddo 12 bilood laakiin Arteta waxa uu leeyahay “ Waxaa ...
Read More »Lautaro Martinez oo Barcelona ku biiraya 2021
Himilo – Lautaro Martinez ayaa ku farraxsan in uu xilli cayaareed kale ku qaato Inter Milan isaga oo ku biiraya Barcelona sannadka 2021-ka. Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya Lautaro Martinez kahor ...
Read More »Liverpool oo xiiseynaysa Ismaila Sarr
Himilo – Cayaaryahanka Watford Ismaila Sarr ayaa la rumeysan yahay in uu bartilmaameed u yahay kooxda tababare Jurgen Klopp kahor suuq furanka xagaaga. Sarr oo Watford kaga soo biiray Rennes adduun dhan £30m sannadkii hore ayaa dhaliyay shan gool isaga ...
Read More »Liverpool iyo Man City oo xiiseynaya laacib reer Brazil ah
Himilo – Liverpool iyo Manchester City ayaa la soo warinayaa inay doonayaan saxiixa cayaaryahanka kooxda Sevilla Diego Carlos inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. 27 jirka ayaa bandhig wanaagsan ka sameeyay horyaalka La Liga xilli cayaareedkan kaddib markii uu ...
Read More »Quique Setien oo Barcelona sii joogaya
Himilo – Tababaraha Barcelona Quique Setien ayaa sii joogi doonna kooxda kaddib markii uu wadahadallo adag la qaatay madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu Axaddii tagtay. Kooxda reer Catalan ayaa laga qaaday horyaalka Spain ee La Liga oo ay ku guuleysatay ...
Read More »Barcelona oo guul ka gaartay heshiiska Lautaro Martinez
Himilo – Barcelona ayaa guul ka sameysay wadahadalka ay ku dooneyso saxiixa weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez. Billowgii toddobaadkan, madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa xusay inay jiraan wadahadallo ku saabsan heshiiska cayaaryahanka qaranka Argentine. Si kasta, sida laga soo ...
Read More »Chelsea oo £62m ku dooneysa xiddiga Bayer Leverkusen
Himilo – Chelsea ayaa dooneysa saxiixa cayaaryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertzvv heshiis ku kacaya £62m. Lixidii billood ee ugu danbeysay, Chelsea ayaa si weyn loola xiriiriyay laacibka reer Jarmal kaasi oo la tilmaamay in uu ka tagayo Leverkusen inta ...
Read More »Man City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Ferran Torres
Himilo – Manchester City ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa cayaaryahanka kooxda Valencia Ferran Torres xagaaga. City ayaa galeysa suuqa kaddib markii laga qaaday xannibaadii labada sanno ee koobka Yurub, taasi oo sidoo kale xoojineysa niyadda cayaaryahannada. Tababare ...
Read More »Real Madrid oo ku kalsoon in Mbappe uu imaanayo garoonka Bernabeu
Himilo – Real Madrid ayaa ku kalsoon in cayaaryahanka PSG ee Kylian Mbappe uu u soo wareegi doono garoonka Bernabeu xagaaga soo socda. 21 jirka ayaa kamid ah liiska cayaaryahannada ay dooneyso Real Madrid laakiin qiimaha lagu doonayo ayaa ka ...
Read More »