Diinta
Saaxiibadii ka dhabeeye go’aankooda, France illaa Xaramka.
Himilo – Labo Nin oo saaxiibo ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa waxay go’aansadeen Socdaal ay ku tegi doonaan dalka Sacuudiga, si ay uga mid noqdaan Xujeeyda sanadkan xajinayso. Ishaq Manawar oo u dhashay dalka Algeria iyo Yu Zhanguo ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 14aad
Tirada dadka diinta Islaam-ka qaadanaya sabab laxariirta adkeysiga shacabka Falastiin oo sii badanaya.
Himilo – Boqolaal ardada Maraykan ah ayaa qaatay diinta Islaamka xilli ay siibadanayaa dadka caanka ah ee diinta islaamka ku soo biiraya tan iyo markii Isreal ay weerarka ku qaaday magaamada Gaza ee dhulka Falastiiniyiin-ka. Qaarkamid ah dadkaa soo muslimtay ...
Read More »Jilaaga caan ka ah ee Donnie Roelvink oo qaatay Diinta Islaamka.
Himilo – Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa labo isbuuc kahor ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka ,wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda towxiidka ama shahaadada. Donnie oo ahaa shaqsi shacbiyad weyn ku dhex leh gudaha dalkiisa ...
Read More »Casharka Tafsiirka Maay 13aad
Casharka Tafsiirka Maay 12aad
Casharka Tafsiirka Maay 11aad
Giriiga: Masaajid Qarni xirnaa oo dib loo furay
Himilo- Giriiga ayaa dib u furay masaajid taariikhi ah oo ku yaala waqooyiga magaalada Thessaloniki, markii ugu horeysay muddo qarni ka badan, waxaana la ogolaaday in lagu tukado salaada Ciidul Fidriga. Qiyaastii 100 qof ayaa ku tukaday salaadda ciidda Masaajidka ...
Read More »