Home / Habka-Nolosha (page 10)

Habka-Nolosha

Hogaamiyaha Suuriya oo sheegay in dalkiisa uusan khatar ku ahayn dalalka Reer galbeedka.

Himilo- Hogaamiyaha dalka Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in dalkaas uu uu daashaday dagaal, isla markaana aanu khatar ku ahayn dalalka deriska la ah iyo reer Galbeedka. Hogaamiyaha Suuriya , ayaa u ku baaqay in la qaado cunaqabateynta saaran “Hadda, ...

Read More »

Kuuriyada Koofureed: Wasiir laga badbaadiye in uu isdilo.

Himilo_Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa galay xaalad siyaasadeed oo jahwareer badan ku jiro, kaddib markii laga horyimid lana diiday qorshe ay dalka xaalad deg deg ah ku galiyeen Madaxweynaha dalkaasi iyo xubno ku dhaw dhaw oo xukuumadiisa katirsan Wasiirka difaaca dowladda ...

Read More »

In ka badan 130 qof u badan caruur oo ku dhintey isbuurasho

Himilo-Hay’adaha xuquuqul insaanka ee dalka Guinea ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in in ka badan 135 taageere oo kubbadda cagta ah lagu dilay isku dhac ka dhacay garoon ciyaareed  Axaddii, kuwaas oo u badnaa carruur. Tirada, oo aan la ...

Read More »

Ninkii ugu da’da weynaa dunida oo ku geeriyooday da’ada 112 sano

John Alfred Tinniswood ayaa ku geeriyooday xaruunta  daryeelka ee Southport ee Britain, halkaas oo uu ku noolaa. wuxuu noqday ninka ugu da’da weyn dunida bishii April ee sanadkan, kadib markii Juan Vicente Pérez Mora uu geeriyooday isagoo jira 114 sano ...

Read More »

Maxkamadda ICC oo Amartay in la soo xiro Netanyahu.

Himilo_Maxkamadda ICC ayaa soo saartay amarro lagu soo xirayo RW Israel Benjamin Netanyahu, wasiirkiisii hore Yoav Gallant, iyo taliyaha militariga Hamas, Mohammed Deif, iyagoo looga shakisan yahay dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bini’aadannimada. Israel ayaa cambaareysay go’aankaas kadib ...

Read More »

Xaalad Caafimaad oo ka taagan dalka Sudan kadib markii Cholera oo ka dilaacay

Himilo-Boqolaal qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, halka kumannaan kalena ay la ildaranyihiin kadib markii uu ku dhacay cudurka daacuunka oo ka dillaacay Suudaan. Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka ee Suudaan ee soo baxay ayaa muujinaya in tirada kiisaska ...

Read More »

Yahuuda oo xasuuq hor leh ka geysatay Gaza.

Himilo– Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay in ciidamada Isra’il ay Sabtidi shalay duqeymo cirka ah ku dileen ugu yaraan 10 Falastiiniyiin ah, isla markaana ay dhaawaceen 20 kale gudaha Iskuul ay ku noolaayeen dad barakac ah oo ku taala Gaza. ...

Read More »

Uganda oo gacan adag ku qabaneysa dadka baraha bulshada ka dhaleeceeya dowlada

Himilo- 21 jir u dhashay dalka Uganda ayay maxkamad ku xukuntay inuu faafiyay hadallo naceyb ah. Maxkamada oo ku taal magaalada Kambala ee caasimada dalkaa ayaa ninkan ku eedeyse in uu barta Tiktok-ga ku faafiye hadalo ka dhan ah madaxweyne ...

Read More »

Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee QM oo ka bilowday Azerbaijan.

Himilo-Shirweynaha 29-aad ee Isbeddelka Cimilada (COP29) ayaa ka bilowday caasimadda Azerbaijan ee Baku, isagoo ujeedadiisu tahay in wax laga qabto caqabadaha sii kordhaya ee isbeddelka cimilada. Hoggaamiyeyaal ka kala socda daafaha dunida ayaa lagu wadaa inay isugu yimaadaan Baku ilaa ...

Read More »

Ceeryaamo kala qarisay dadkii ku noolaa dalka Pakistan

Himilo-Ceeryaamo aan caadi ahayn oo ka jirtay magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa khasabtay in mas’uuliyiinta dalkaas ay xiraan dhamaan iskuulaadka hoose muddo todobaad ah. Laga bilaabo Isniinta, 50% shaqaalaha dowlada waxay ku shaqayn doonaan guryahooda, Tallaabooyinka kale waxaa ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan