Home / Habka-Nolosha (page 158)

Habka-Nolosha

Isku aadka wareegyada koobka kooxaha qaarada Yurub.

Waxaa  la sameeyay isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada iyada oo 32 ka kooxood ee iskugu soo baxay ay ogaadeen min saddexda kooxood ee ay isku groupka noqon doonaan. Waxaana ka soo baxay Group xiiso badan halka kuwo kale ay ...

Read More »

Barcelona oo qiima badan ku raadineysa Weeraryahanka Valencia Paco Alcacer

Barcelona ayaa diyaar u ah iney sare u qaado dalabka ay dooneyso iney kula soo saxiixato weeraryahanka Valencia Paco Alcacer iyadoo gaarsiineysa ilaa 30 Malyan oo Euro kadib markii ay iibiyeen Claudio Bravo sida ay fahantay shabakadda caalamiga ah ee Goal.com ...

Read More »

Liverpool oo ka hadashay Xaaladda dhaawac ee Emre Can

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa rajeynaya in uu noqdo mid sahlan dhaawac anqowga ah ee soo gaaray Emre Can kulankii League Cup kooxdiisa wajahday Burton. Emre Can,oo kusoo bilowday ciyaartan kana mid ahaa afar isbedel oo kooxda Reds lusameeyay shaxdii ciyaartay kulankii Burnley Axadii, ...

Read More »

ntonio Conte ” Fabregas iib maahan”.

Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa wuxuu qiray inuusan doonin iibinta xidigiisa khadka dhexe reer Spain Cesc Fabregas, inta lagu gudi jiro suuqa xagaagan. Hadalkan kasoo yeeray macalin Antonio Conte ayaa wuxuu imaanayaa kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya ...

Read More »

Antoine Griezmann oo aaminsan ma yahay Laacibka Qaaradda Yurub?

laacibka Atletico Madrid iyo France  Antoine Griezmann ayaa aaminsan in hanashada laacibka qaaradda Yurub ee UEFA Best Player in Europe uu ka mudanyahay Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale. Griezmann ayaa kusoo bandhigay ciyaar fiican 2015-16, 7 gool ayuu dhaliyay 13 ...

Read More »

RASMI:Claudio Bravo oo gaaray Manchester.

Goolhayaha Barcelona Claudio Bravo ayaa ka degay goor dhaweyd garoonka magaalada Manchester ka hor inta uusan heshiis 17 milyan ginni ah ugu biirin kooxda Manchester City. Goolhayahaan oo 33 sanno jir ah ayaa la filayaa inuu tijaabada caafimaadka u maro ...

Read More »

Xogta kulanka Burton Albion iyo Liverpool.

Liverpool ayaa wajaheysa caawa kooxda Burton Albion kulan ka tirsan wareega labaad ee koobka League Cup-ka iyadoo Klopp uu isbadal weyn ku sameyn doono shaxdiisa kadib guuldaradii Burnley. Daafaca ay sida xorta ah ku heleen Matip ayaa filanaya inuu kusoo ...

Read More »

Neymar da oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka kabtanimo ee xulkiisa qaran.

Neymar oo xulka Brazil tariiqda markii ugu horeysay u qaaday biladda dahabka ah ee Cayaarta Kubada cagta ee Olombikada aduunka ayaa go’aansaday inuu iska casilo xilka kabtanimo ee xulka Brasil. Xiddiga kooxda Barcelona ayaanan ka hadlin sababta ku kaliftay go’aankan ...

Read More »

Real Madrid oo guul ku bilowday La Ligaha.

Real Madrid ayaa xilli ciyaareedka cusub ee La Liga guul ku furtay iyada oo 3:0 ku soo garaacday kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahayd. Real Madrid ayaa inta ugu badan kubadda haysatay  qaybta hore ee kulankan iyada oo ...

Read More »

Bravo oo ku biiri doono Manchester City.

Agaasimaha cayaaraha kooxda Barcelona, Robert Fernandez ayaa ku dhawaaqay inuu goolhaye Claudio Bravo ku biiri doono kooxda Manchester City. Goolhayaha reer Chile ayaa muddo dheer lala xiriirinaayey kooxda tababare Pep Guardiola, iyadoo uu shaki weyn ku jiro mustaqbalka goolhayaha dooqa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan