Himilo – Qoys mareykan ah ayaa dacwad ka gudbiye shirkada Google kaddib markii shil gaari uu galay wiil ay dhaleen oo isticmaalaye Jiheeyaha shirkadda ‘Google Map’. Philip Paxson oo ahaa dhaqtar iyo Aabe labo caruur ah leh, waxa uu shilka ...
Read More »Habka-Nolosha
Kenya oo mamnuuceysa kabaha dibadda looga keeno.
Himilo – Dowladda keyna waxay gabi’aahaan joojineysa kabaha dibadda uga yimaada sanadka dambe. wasiirka ganacsiga Moses Kuria waxa uu sheeay inay gaareen isku filnaasho gudaha ah. Kuria oo xariga kajaray warshadda laga dhisay deegaanka Rumuruti waxa uu shegay dowladu inay ...
Read More »Barashada Xirfadaha gacanta oo fursad shaqo u noqotay dhalinta waxbaratay.
Himilo – Masiibooyinka adduunka la isku dhiibo waxaa ka mid ah saboolnimada. Shaqo la’aantu waa cunsurka falkiya saboolnimada iyo amni darada, waa sababaha ugu badan ee habsaamiyey jihadiina ka lumiyey umadaha ku nool dunida seddexaad. Horumarka dowladnimada iyo waxbarashada dunida ...
Read More »Xirfadle inkabadan 20 sano si bilaash ah kutubta ugu sameeya dan yarta.
Himilo – Jaylaani hussen oo xirfadan ku guda jira in kabadan 20 sano, marka uu arkay dayaca heesta kutubta diiniga ah oo uu ugu horreeyo kitaabka quraanka kariimka ah ayuu go’aan ku gaaray inuu dib u habeeyo isagoo inta badan ...
Read More »Ninka Soomaaliga ah ee hab la yaab leh u sameeya agab dhirta la geliyo,Daawo
Axmed Cabdullahi Bocoreey; waxaa uu la yimid xirfad cusub oo isaga u gaar ah taas oo ah sameysta dhagxaanta lagu koriyo dhirta Guryaha lagu beero. Waxaa uu ka sameeyaa Shamiito, Carro iyo Rinji midabo kala duwan leh kaas oo uu ...
Read More »Dhismayaasha Guryaha Muqdisho oo fursad u noqday Haween badan,Daawo
Dib u dhiska ka socda dalka gaar ahaan Muqdisho marka laga soot ago dadka dhisanaya Guryaha dhaadheer iyo dadka dhismayaashaas dhisa waxaa bar bar socda fursado shaqo oo ay ka heleen Haweenka. Guryaha qaar ayaa dhismahooda qaataa sanado halka kuwo ...
Read More »dhalinyaro fursado shaqo ka helay iibinta bocor cadaha,Daawo
Dhallinyarada ku ganacsada Gawaarida gacmaha ee yar yar ayaa ku soo badanaya suuqyada Muqdisho, gaar ahaannakuwo dhawaan la yimid hal abuur cusub. Axmed Aweys oo ka mid ah dhallinyaradaas ayaa Gaari ka gacan la taagan hareeraha Laamiga,waxaa uu iibiyaa Bocor ...
Read More »Sidee bahda waxbarashada u aragtaa xiritaanka baraha bulshada qaar?,daawo
Dhawaan Dowladda Federaalka ah ayaa soo saartay go’aan lagu joojinayo qaar ka mid ah baraha bulshada iyo aaladda qamaarka ee 1xbet lagu magacaabo. Inta badan bahda Waxbarashadu waxa ay qabaan in aan la xirin Barta Telegram hayeeshee ay soo dhaweynayaan ...
Read More »Da’yarka gudaha dalka ku farsameeya Burjikooyinka,Daawo
Ibrahim Colaad; waxaa uu ka shaqeeyaa farsamada Gawaarida gaar ahaanna qeybta baatalamayeeriga loo yaqaan iyo alxanka. Hayeeshee xirfad taas ka duwan ayuu kedis uga dhex helay shaqada farsameynta Gawaarida,waxaa uu gurigiisa uga baahday Burjiko,waxaa uu ku fakaray in uu isaga ...
Read More »Gaari hal dollar kugu geynaya meeshii aad ka rabto gudaha Muqdisho,Daawo
Yuusuf Axmed,waxaa uu go’aansaday in uusan shaqaale noqon sida uu ku sheegay warbixintan,waxaana uu doorbiday in uu Gaarigiisan yar si iskiis ah ugu shaqeysto. Waxaa uu ku qortay Magac iyo Taleefan,waxaa la xiriira Macaamiisha dooneysa in ay raacaan Gaarigiisa si ...
Read More »
Radio Himilo
