Haweenka
Bar haweenkeena 24 05 2024 sax.
28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada
Muqdisho – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ...
Read More »25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada
Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...
Read More »8 Maarso – Maalinta caalamiga ee haweenka
Himilo – Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- ...
Read More »Barnaamijka Haweenka, dhegeysi
11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee Sayniska
Himilo – Sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. Tirada ...
Read More »1 Feb – Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.
Himilo – Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana la xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta ...
Read More »Haweeney ilmaheedu ku caasiyeen oo hantideeda ku saxiixaysa eeyaha iyo bisadaha la nool.
Himilo – Haweeney da’ ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan – iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama ...
Read More »“Haweeneyda ugu da’da weyn Afrika” oo umushay labo mataano ah
Himilo-Haweeney 70 jir ah oo u dhalatay waddanka Uganda ayaa noqotay haweeneyda ugu da’da weyn qaarada Afrika ee dhashay labo mataano ah oo labaduba caafimaad qabaan. Safina Namukwaya oo mataanaheeda uu midkiiba yahay labo kiilo garaam ayaa waxa ay ku ...
Read More »