Home / Maalmaha Caalamiga (page 4)

Maalmaha Caalamiga

2 December- Maalinta Caalamiga ee baabi’inta Addoonsiga

Himilo- Addoomeysiga ma ahan keliya taariikhi. Ma uusan dhammaan qarnigii 19aad , balse waxa uu isku beddelay habab kale wuuna sii socday. Dad ka badan 40 milyan oo ruux ayaa dhibbanayaal u ah addoomeysiga casriga ah. Sida uu xaqiijiyay ururka shaqaalaha ...

Read More »

1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka

Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Carruurta

Himilo- Maalinta caalamiga ee carruurta ayaa la sameeyay markii ugu horreysay sannadkii 1954-kii si loo dhiira geliyo wadajirka caalamiga ah ee loo muujinayo carruurta. Waxaa loo arkaa maalintan mid muhiim ah oo ka tarjumeysa markii golaha loo dhan yahay ee ...

Read More »

16 November – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo ...

Read More »

14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii ...

Read More »

10 November- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta

Himilo- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta waxaa dunida looga dabaal deggaa sannad kasta 10 November iyada oo ay hay’adda UNESCO asteysay maalintan sanaddii 2001. Ahmiyadda waxay tahay doorka cilmiga ku yeelan karo bulshada iyo sida loogu baahan yahay in ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee Raajitada

Himilo-Maalinta Caalamiga ah ee Shucaaca waxaa la xusaa sanad walba 8-da November. Maalintani waxay dhiirigelinaysaa kuwa ku jira goobtan, oo ay ku jiraan injineernimada biomedical, inay aqoonsadaan oo kor u qaadaan doorka muhiimka ah ee shucaaca uu ka ciyaaro safarka ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee iska wacyi gelinta Sunaamiga

Himilo –  Sunaami oo ah mowjado hirar xiriirsan oo xoogan waxay horseedaan qasaare naf iyo maalba leh, waxaa sababa dhul-gariiradda ku dhufta lakabyada dhulka ee ku dhaw midda la siman heerka badda. Sida ay tilmaamtay hay’adda aruurisa macluumaadka sunaamiga ee ...

Read More »

2-da Nov- Maalinta caalamiga ee dhammeynta isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta

Himilo- Labo iyo tobankii sanno ee tagay waxaa la dilay in ka badan 1,000 weriye, celcelis ahaan waxay u dhigantaa in afartii maalinba dili dhaco. Keliya sannadkii hore waxaa la dilay 94 saxafi 11 ka mid ah waxaa saldhig u ...

Read More »

31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka

Himilo- Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa sannadkii 2013-ka ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa lagu qabtay Shanghai dalka Shiinaha 31 Oct sanadkii 2014. Waxaana halheys ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan