Himilo – Yahuudda sharci darrada lagu dejiyay Daanta Galbeed ayaa sii wada dhibaatada ay ku hayaan dadka reer Falastiin. Beeralayda waxay ka mid yihiin dadka dhibbanaha u noqday weerarrada ay geystaan. Waxaa lagu soo warramayaa inay rujiyeen in ka badan ...
Read More »Macluumaad
12 October: Maalinta calanka Soomaaliya
Himilo – Maanta oo ah 12 October waxay ku beegantahay maalinkii la sameeyay calanka Soomaaliya, kaas oo goboladii Waqooyi iyo kuwii Koonfureed ee Soomaaliya labadaba laga taagay markii ay xornimada Soomaaliya ka qaadatay gumeystayaashi Talyaaniga iyo Ingiriiska. Maantoo kale 12-kii ...
Read More »Imisa lacag ah ayay Gaza u baahan si dib loogu dhiso?
Himilo – Labo sano kadib weerarkii Israa’iil ee ka dhanka ah Marinka Gaza, dhulka Falastiiniyiinta ayaa noqday mid gabi ahaanba la dumiyey, waxaa dadka reer Gaza ku dhacay burbur bulsho iyo mid dhaqaale. In ka badan kala bar shacabka ayaa ...
Read More »UNICEF oo sheegtay inay gargaar degdeg ah u baahan yihiin 3.3 milyan oo carruurta ah
Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay ee Carruurta (UNICEF) ayaa ka digtay xaalad bani’aadamnimo oo sii xumaanaysa oo carruurta Haiti ku habsatay, iyadoo rabshadaha iyo barakaca ay halis gelinayaan kumannaan carruur ah oo ku dhow inay ku dhintaan saboolnimo iyo macluul. ...
Read More »Baarlamaanka Chad oo madaxweynaha u kordhinaya muddo xileedkiisa
Himilo – Baarlamaanka Chad ee labada gole, ayaa ansixiyay wax ka beddelka dastuurka ee muranka dhaliyay, kaasoo kordhinaya muddada madaxweynaha ee shanta ilaa toddobo sano, taas oo u oggolaanaysa madaxweynaha inuu u tartamo tiro aan xadidnayn oo aan xaddidnayn halkii ...
Read More »Itoobiya oo ku eedeysay Ereteriya inay abaabuleyso dagaal ka dhan ah
Himilo – Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Ereteriya inay u diyaargarowdo dagaal ka dhan ah, taasoo muujineysa sii kordhaya xiisadda labada dal ee ku saabsan gacanka Badda Cas. Warqad uu 2-dii Oktoobar u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, wasiirka ...
Read More »Israa’iil oo sii wada duqeymaha Gaza, xilli uuTrump ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah
Himilo – Ciidamada Israa’iil ayaa sii wadda duqeymaha ka socda Marinka Gaza, iyagoo dishay ugu yaraan shan Falastiiniyiin ah, oo ay ku jirto gabar yar, halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen. Weerarradan ayaa dhacay iyadoo Madaxweyne Donald Trump uu ku ...
Read More »Vietnam: Duufaanta Bualoi oo sababto dhimashada 19 qof iyo burburkan in ka 100 kun oo guri
Himilo – Qasaaraha ka dhashay duufaan ku dhufatay dalka Fiidmaan ayaa kordhay. Xogaha hirdhaca ah ayaa sheegaya inay ku dhinteen 19 qof, halka kumannaan kale ay saamaysay sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha. Wasaaradda beeraha iyo deegaanka ayaa xaqiijisay sidoo ...
Read More »Madagascar: Koronto la’aan iyo biyo xumo sababtay in la eryo wasiirkii tamarta
Himilo – Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Madagascar ayaa ku baaqay in bannaanbaxyada nabadeed la sii wado inkastoo madaxweynaha dalkaasi Andrey Rojoelina Jimcihii shaqada ka eryay wasiirkii tamarta, si loo dejiyo kacdoonnada ka dhashay koronto la’aanta iyo biyo la’aanta soo noqnoqday. Dalka jasiiradda ...
Read More »Muxuu yahay muranka dastuur ee ka taagan dalka Guinea?
Himilo – Dood weyn ayaa ka dhalatay afti dastuuri ah oo ka dhacday dalka Guinea, taas oo loo arko inay jid u furayso hoggaamiyaha militariga ee talada haya inuu u tartamo madaxtinimada. Natiijooyinka rasmiga ah ee la shaaciyay Talaadadii ayaa ...
Read More »