Home / Macluumaad (page 4)

Macluumaad

Bangladesh: Diyaarad Militari oo ku dhacday Iskuul ku yaalla Dhaka, 27 qof oo u badan arday oo ku dhintay

Himilo – Ugu yaraan 27 qof oo ay 25 ka mid ah ay carruur yihiin ayaa ku dhintay shil diyaaradeed ka dhacday dhismo iskuul oo ku yaalla caasimadd Dhaka ee dalka Bangladesh, sida laga soo xigtay masuuliyiin. 78 qof oo ...

Read More »

Malaayiin qaxooti ah oo si qasab ah loogu celinayo Afghanistan

Himilo – Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR), Filippo Grandi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Kabul si uu u qiimeeyo baahiyaha sii kordhaya ee dadka ku soo laabanaya Afghanistan, xilli ku dhawaad 2 milyan qof ay ...

Read More »

Mozambique oo laga diiwaangeliyey koror degdeg ah oo kiisaska cudurka Mpox ah

Himilo- Wasaaradda Caafimaadka Mozambique ayaa shaacisay in 48-kii saac ee la soo dhaafay ay dalkaasi kusoo kordheen kiisaska cudurka Mpox, iyadoo la xaqiijiyey 11 kiis oo cusub, inkastoo dhimasho aan la soo werin. Warbixin ay si wadajir ah u soo ...

Read More »

15 July: Maalinta Caalamiga ah ee  xirfadaha dhallinyarada

Sanad kasta 15-ka julay waxaa dunida laga xusaa Maalinta caalamiga ah ee  Xirfadaha Dhallinyarada, ayado  ujeeddadeedu ay tahay in sare loo qaado xirfadda dhallinyarada,  isla markaana loo suurtageliyo in ay la xiriiraan xarumaha waxbarashada iyo tababarrada si loogu diyaariyo suuqa ...

Read More »

Kim Jong-un oo mar kale muujiyay taageerada shuruud la’aanta ah ee uu u hayo Ruushka

Himilo – Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa Sabtidii mar kale ku celiyay in dalkiisu si buuxda oo aan shuruud lahayn u taageerayo Ruushka dagaalka uu kula jiro Ukraine, sida ay baahisay wakaaladda wararka dowladda ee KCNA. Hadalka Kim ayaa ...

Read More »

Waa kuma 92 jirka madaxweynaha ka ah dal Africa ku yaalla 43 sano?

Himilo – Madaxweynaha Cameroon Paul Biya ayaa saxiixay wareegto lagu sheegay in dalkaasi uu doorashada madaxtinimada qaban doono 12-ka bisha Oktoobar 2025, taas oo go’aamin doonta hoggaamiyaha xiga ee dalka dhaca bartamaha Afrika oo caan ku ah wax-soo-saarka kookaha iyo ...

Read More »

Maxaa qasaare ah oo ka dhashay dibadbaxyadii Kenya?

Himilo – Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay mudaharaad shalay ka dhacay dalka Kenya Sida ay sheegeen Guddiga Qaranka Xuquuqda Aadanaha ee dalkaas. Sidoo kale xogta guddiga ayaa sheegaysa in ugu yaraan 29 qof oo kale ay ku dhaawacmeen ...

Read More »

Hamas oo weli ka fiirsanaysa soo jeedinta xabbad-joojinta Gaza: Ilo Falastiini ah

Himilo – Kooxda iska-caabinta Falastiiniyiinta ee Hamas ayaan weli go’aan kama dambeys ah ka gaarin soo jeedinta xabbad-joojin iyo is-weydaarsi maxaabiis oo ay soo jeediyeen Qatar iyo Masar, sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah oo la hadlay wakaaladda Anadolu. Hamas ...

Read More »

Dab saameeyay dhulkii dalxiiska ee buurta Daallo

Himilo – Dab xoogan oo lagu sheegay kii ugu weynaa taariikhda dhaw la diiwaan geliyay sida laga soo xigtyay wasaaradda Arrimada Gudaha Somaliland ayaa ka kacay buurta Daallo ee gobolka Sanaag. Dabka la sheegay inuu saameeeyay dhul ballaaran  iyadoo uu ...

Read More »

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed ee DRC iyo Rwanda

Himilo – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiis nabadeed oo ay kala saxiixdeen Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) iyo Rwanda, kadib wada-hadal ay dhexdhexaadisay dowladda Mareykanka oo ka dhacay magaalada Washington, DC. “Heshiiskani ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan