Ciidanka milatariga Thailand ayaa shaaciyay in la xiray dhammaan isgoysyada dhulka ee xuduudda u dhaxaysa Cambodia, iyadoo laga mamnuucay in ay ka gudbaan dadka safarka ah, dalxiisayaasha iyo ganacsatada, sababo la xiriira cabsi amni oo ka dhalatay khilaaf soohdinta la ...
Read More »Macluumaad
Wasaaradda Caafimaadka ee Iiran oo soo saartay qasaaraha ka gaaray dagaalka
Himilo – Wasiiro ku xigeenka caafimaadka Iran, Iraj Harirchi, ayaa Sabtidii shaaciyay in tirada dadka ku dhintay weerarrada cirka ee Israel ay kor u dhaaftay 430 qof, iyadoo in ka badan 3,500 rayid ahna ay ku dhaawacmeen tan iyo markii ...
Read More »QM oo ka digtay macluul ka dhici karta Sudan, Gaza iyo saddex dal oo kale
Himilo – Qaramada Midoobay, gaar ahaan Hay’adaha Cuntada Adduunka ee World Food Programme (WFP) iyo Food and Agriculture Organization (FAO), ayaa Isniintii soo saaray warbixin digniin ah oo muujinaysa in 13 dal ama gobol oo caalamka ka tirsan ay wajahaan ...
Read More »Safaaradda Mareykanka ee Israa’iil oo xayiraad saartay socdaalka shaqaalaheeda xilli xiisad laga dareemayo Iran
Himilo – Safaaradda Mareykanka ee ku taalla Israa’iil ayaa Khamiistii soo saartay digniin amni, iyadoo mamnuucday in shaqaalaheeda iyo qoysaskooda ay ka safraan meelaha ka baxsan Tel Aviv, Jerusalem, iyo Beersheba, xilli ay isa soo tarayaan wararka sheegaya weerar laga ...
Read More »ILO iyo UNICEF: 138 Milyan oo carruur ah ayaa weli qabta shaqooyin halis ah
Himilo– Warbixin cusub oo ay si wadajir ah u soo saareen Hay’adda Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) iyo UNICEF ayaa muujisay in ku dhowaad 138 milyan oo carruur ah ay ku jiraan shaqo carruureed sanadkan 2024, iyadoo ku dhowaad 54 ...
Read More »Israa’iil oo musaafurinaysa sama-falayaal ay ka qabatay badda caalamiga ah
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa xaqiijisay in ciidamada badda Israel ay qabteen markabka Madleen oo gargaar bani’aadanimo u sida shacabka Gaza, islamarkaana lagu wado in loo jiheeyo xeebaha Israel. Markabkan 18-mitir ah ayaa wada gargaar muhiim ah oo la ...
Read More »Carruur iyo dad kale oo Israa’iil ay ku dishay Gaza iyadoo lagu jiro maalintii 3aad ee ciidda Carafo
Himilo – Ugu yaraan 23 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan carruur, ayaa lagu dilay weerarro cusub oo Israa’iil ku qaaday Marinka Gaza maalintii saddexaad ee Ciidda Carafo, oo ka mid ah ciidaha ugu barakaysan Islaamka. Wakaaladda wararka Falastiin ee ...
Read More »Muqdisho iyo maalinta koowaad ee Ciidda carafo
HINDIYA: Ra’iisul Wasaare Modi oo daahfuray buundada tareenka ugu dheer adduunka ee Kashmiir
Himilo – Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa si rasmi ah u daahfuray buundada tareenka ugu dheer caalamka oo laga dhisay togga Chenab ee ku yaalla gobolka lagu muransan yahay ee Jammu iyo Kashmiir, taas oo qeyb ka ah mashruuc ...
Read More »Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla Pakistan
Himilo – In ka badan 200 maxbuus ayaa ka baxsaday xabsiga ku yaalla magaalada dekedda leh ee Karachi ee koonfurta Pakistan, kaddib markii dhul-gariir dhibaato u geystay gidaarrada xabsiga, sida uu sheegay Wasiirka Koowaad ee gobolka Sindh, Murad Ali Shah. ...
Read More »