Home / Madadaalo (page 5)

Madadaalo

Iskuul ardaydiisa wanaagsan ku abaal mariya Ey

Himilo – Iskuul hoose oo ku yaalla gobolka Yunnan ee Shiinaha ayaa qaar ka mid ah ardaydiisa ku abaal mariyay 20 Ey. Hou Changliang oo bare ka ah iskuulka ayaa sheegay in Eyda uu ugu deeqay urur maxalli ah oo ...

Read More »

Haweeney 67 sano xiratada keliya dhar gaduudan

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Turkiga (Nafeya Jazz) ayaa xirneyd dhar gaduudan muddo 67 sano ah, ka dib riyo ay ku riyootay iyadoo yar. Jaz, 77 jir ah, waxay degan yahay tuulada Gozgulu ee gobolka Bingol (bari), waxayna leeyahay ...

Read More »

Sheekada bisadaha guryaha guba!

Himilo – Saddexdii sano ee la soo dhaafay bisado ayaa dab qabad siiyay  in ka badan boqol guri oo ku yaallay Koofurta Kuuriya. Masuuliyiinta waaxda ka hortagta dabka iyo musiibooyinka ee caasimadda Seoul ayaa dadka leh bisadaha digniin siiyay. Boqol ...

Read More »

La kulan – Ninka Biyaha ka Caagan muddo 20 sano ah

Himilo – Saddex ilaa Shan beri waa muddada uu qofku joogi karo biyo la’aan. Laakiin ninkan wuxuu sheegay inuusan cabbin wax biyo ah muddo 20 sano ah. Tuulo fog oo dhacda miyiga dalka Burundi ayuu ku nool yahay ninkan oo ...

Read More »

Haweeney awoodi kari weyday inay si buuxda u xidho indhaheeda ka dib markii ay gashay qalliin qurxin ah

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo lacag dhan 13,000 Yuan u dhiganta ($1,850) ku kharash gareysay qaliinka labada indhood ee isqurxinta ah, balse waxa ay awoodi waysay inay si buuxda indhaha isugu qabato, xataa marka ay seexato. Ku ...

Read More »

Laba Haween ah oo maqaarkoodu bixiyo udgoonka cadarka!

Himilo – in kasta oo inteena badan aan isticmaalno  cadarka ama waxyaabaha kale ee daryeelka maqaarka, laba dumar ah oo Vietnamese ah ayaa lagu sheegay inuu jirkoodu bixiyo  udgoon ubax dabiici ah. Dang Thi Tuoi, oo ka so jeeda gobolka ...

Read More »

Nin qaatay 10 tallaal oo Covid ah hal maalin gudaheed!

Himilo – Nin reer New Zealand ah ayaa la sheegay inuu helay 10 tallaal oo Covid-19 ah oo lagu duray hal maalin gudaheed, ka dib markii ay bixiyeen dad kale si ay u helaan tallaalka iyaga oo la matalayo. New ...

Read More »

Hooyo aqoonsiga gabadheeda ku shukaansatay rag badan!

Himilo – Hooyo Missouri ah ayaa qiratay dambiga khiyaano kadib markii ay laba sano ku qaadatay in ay iska dhigto gabadheeda oo 22 jir ah oo ay ka xaday aqoonsigeeda si ay iskaga diwaangeliso jaamacad, u hesho amaah arday iyo ...

Read More »

India: Nin booliska ku dacweeyay lo’diisa

Himilo – kiis mar la arag ah ayaa laga soo weriyay gobolka Karnataka ee waddanka India. Nin beeralay ah oo ku nool gobolkaas ayaa booliska ku dacweeyay lo’diisa. Ramaiah waxaa la soo tebiyay inuu saraakiisha la wadaagay dacwo ka dhan ...

Read More »

Nin 3 Maalmood Gudahood La Xiray 5 Jeer Sababo La Xiriira Inuu u weji egyahay Dambiile baxsad ah

Himilo – Nin Shiineys ah ayaa dhawaan soo maray todobaadkii ugu xumaa noloshiisa ka dib markii la xiray shan jeer saddex maalmood gudahood, sababo la xiriira isaga oo si aan caadi ahayn ugu ek qof xabsiga ka baxsaday. Bishii Oktoobar ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan