Home / 2016 / August (page 3)

Monthly Archives: August 2016

Neymar da oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka kabtanimo ee xulkiisa qaran.

Neymar oo xulka Brazil tariiqda markii ugu horeysay u qaaday biladda dahabka ah ee Cayaarta Kubada cagta ee Olombikada aduunka ayaa go’aansaday inuu iska casilo xilka kabtanimo ee xulka Brasil. Xiddiga kooxda Barcelona ayaanan ka hadlin sababta ku kaliftay go’aankan ...

Read More »

Real Madrid oo guul ku bilowday La Ligaha.

Real Madrid ayaa xilli ciyaareedka cusub ee La Liga guul ku furtay iyada oo 3:0 ku soo garaacday kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahayd. Real Madrid ayaa inta ugu badan kubadda haysatay  qaybta hore ee kulankan iyada oo ...

Read More »

Bravo oo ku biiri doono Manchester City.

Agaasimaha cayaaraha kooxda Barcelona, Robert Fernandez ayaa ku dhawaaqay inuu goolhaye Claudio Bravo ku biiri doono kooxda Manchester City. Goolhayaha reer Chile ayaa muddo dheer lala xiriirinaayey kooxda tababare Pep Guardiola, iyadoo uu shaki weyn ku jiro mustaqbalka goolhayaha dooqa ...

Read More »

Mo Farah mar kale Guul gaarsiiyay Great Britain

Laacibka ku caan baxaya orodka dheer ee 10,000iyo 5,00 Mo Farah oo asalahaa kasoo jeeda dalak Soomaaliya basleGreat Britain ku matalaya ciyaaraha Olombikadda Adduunak ayaa taariikh u dhigay Great Britain markii uu xalay noqday laacibki ugu horeeyay aee afar billadood ...

Read More »

Crystal Palace oo ku dhawaaqday Saxiixa Benteke.

Kooxda Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska ay kula soo wareegeysay weeraryahankii Liverpool Christian Benteke kaasoo qalinka ku duugay heshiis afar sannadood ah. Benteke  ayaa lagu soo waramayaa in Shalay oo jimca ahyd uu caafimaadka u maray kooxda ...

Read More »

Xogta kulanka Barcelona iyo Real Betis

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa wajahaysa kooxda Real Betis kulankeeda ugu horreeya ee xilli ciyaareedkaan 2016 illaa 2017, waana mid ka mid ah kulamada ugu adag tartanka horyaalka La Liga toddobaadkiisa koowaad. Barcelona ayaa bilow wanaagsan ku furatay ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Madasha Haweenka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Hanaa Maxamed Maxamuud. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaa barnaamijka isku soo duway Weriye Ismaaciil Maxamed Samatar oo ku sugan Magaalada Haydarabaad ee ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Shubanka.

Barnaamijkan waxaan diiradda ku saarnay cudurka shubanka kaasi oo deegaanada soomaaliya xilliyo kala duwan ku soo laab-laabtay. Waxaa barnaamijka Marti ku ah Abuukar Axmed Aadan  oo aqoon u leh Caafimaadka Dadweynaha. Waxaa Soo Jeedinaya Weriye Aweys Xuseen. Halkan Hoose Ka ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan