Himilo – Daraasad ay sameeyeen jaamacadaha De Montfort University iyo Ulster ee Waqooyiga Ireland ayaa tilmaamtay in dadka ay la dhalatay gabar inay ka farxad badan yihiin kuwa aan helin nasiibkaasi. Baaritaanka oo ay ka qeyb galeen 570 qofood oo ...
Read More »Monthly Archives: February 2020
Jadon Sancho oo sii joogi kara Borussia Dortmund
Himilo – Borussia Dortmund ayaa la soo warinayaa inay heysan karto cayaaryahanka Jadon Sancho illaa xagaaga kale. Dhowrkii billood ee ugu danbeysay, laacibka oo ku jira bandhig wanaagsan ayaa si weyn loola xiriiriyay kooxaha Liverpool, Manchester United iyo Chelsea. 19 ...
Read More »Ninka ugu da’da weyn caalamka oo geeriyooday
Himilo – Dhowr maalin kahor ayay hay’adda Guinness World records shaacisay in uu yahay ninka ugu da’da weyn caalamka balse hadda waxaa la soo wariyay in uu geeriyooday. Warbaahinta dalka Jabaan ayaa laga soo xigtay in Chitetsu Watanabe oo ahaa ...
Read More »Pogba oo qiray in Liverpool aan sannadkan laga xigin horyaalka Pl-ka
Himilo – Pogba ayaa Liverpool u qiray “inay ka horreeyaan koox walba” xittaa kooxdiisa Manchester United. Liverpool ayaa lama joojiyaal ah xilli ciyaareedkan iyaga oo Isniintii 3-2 kaga adkaaday kooxda West Ham taasi oo la micna ah inay guuleysteen 26 ...
Read More »Lakulan – Gabadha 5 jirka ah ee xifdisan magacyada madaxdii soo martay dalkeeda
Himilo – Qabashada magacyada madaxda way ku adag tahay dad badan laakiin waa mid u sahlan gabadha reer Mareykan ee Brooke Ryan. Gabadha yar oo aysan da’deeda dhaafsiisneyn 5 sanno ayaa xifdisan magacyada 45-kii madaxweyne ee soo martay Mareykanka sida ...
Read More »5 jir aragga la’ oo xafiday Qur’aanka kariimka
Himilo – Xuseen Maxamed Tahir, waa shan sanno jir aragga naafa ka ah oo xafiday dhammaan kitaabka quraanka, waxaa ka caawiyay taasi dhageysiga raadiyaha. Waxa uu arag la’aan ahaa tan iyo markii uu dhashay, waalidiintiisa waxay deggan yihiin dalka Sacuudiga ...
Read More »Roma oo heshiisyo rasmi ah ku dooneysa Smalling iyo Mkhitaryan
Himilo – Roma ayaa dooneysa inay heshiisyo rasmi ah ku hesho Chris Smalling iyo Henrikh Mkhitaryan dhammaadka xilli cayaareedkan. 30 jirka khadka dhexe Smalling ayaa kaga soo biiray kooxda reer Talyaani Manchester United isaga oo ka soo muuqday 26 kulan ...
Read More »Gerrard “Diyaar uma ahi shaqada Liverpool.”
Himilo – Steven Gerrard ayaa shaaciyay in uu tababare u noqon karo Liverpool mustaqbalka haddii uu diyaar u noqdo shaqadaasi. Inkasta oo Gerrard uu dhawaan qalinka ku duugay heshiis dheer oo uu ku sii joogayo kooxda Rangers haddana khadkii dhexe ...
Read More »Maqaal- Xiriirka ka dhaxeeya xannuunada ku dhici kara qofka iyo diinta
Himilo – Cudur ama xannuun waa erayo muujinayo in jirka bani’aadamka uu ka jiro dhibaato hakad gelisa caafimaad qabkiisa, taasi oo qofka uu ka sheegto ama dhaqtarka uu ku arko markii bukaan ahaan uu ugu yimaado. Dhibaatada keentay jirrada waxay ...
Read More »Lakulan – Macallimadda Turkida ah ee u diyaarisa maraq ardaydeeda subax kasta
Himilo – Hilal Arbash oo ah macallimad dhigta dugsi ku yaalla gobalka Amasya ee dalka Turkiga ayaa maalin kasta u diyaarisa ardaydeeda maraq ay quraac ka dhigtaan tan iyo muddo 18 sanno ah. Sida laga soo xigtay wakaalada Anadolu, haweenayda ...
Read More »
Radio Himilo
