Himilo – Dadka adeegsada baraha bulshada ee Sacuudiga ayaa baahiyay muuqaal muujinaya baar aan caadi aheyn oo ku yaalla magaalada Jeddah oo u sameysan sida xabsi. Injineerada ayaa u ekeysiiyay baarka qaab-dhismeedka xabsi iyaga oo u sameeyay biraha uu caanka ...
Read More »Monthly Archives: February 2020
Inter Milan oo u dhaqaaqi karta Anthony Martial
Himilo – Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay dooneyso weeraryahanka Manchester United Anthony Martial xagaagan. Laacibka 24 jirka ah ayaa ku jira bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-2020 isaga oo dhaliyay 14 gool 30 kulan oo ah dhammaan tartamada oo idil. ...
Read More »Safarka guusha: bilyaneerka ugu da’da yar caalamka!
Himilo – 26 jirka u dhashay Hindiya oo ah hal-abuure ayaa hadda ah bilyaneerka ugu yar caalamka kaasi oo meel hoose kasoo billaabay hantidiisa, waxa uu ka dhashay qoys noloshooda tahay dabaqad hoose. Ritesh Agarwal markii uu jirey 13 sanno ...
Read More »Real Madrid iyo PSG oo isha ku haya laacib katirsan Arsenal
Himilo – Kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ayaa la tilmaamayaa inay labaduba isha ku hayaan dhaqdhaqaaqyada cayaaryahanka Gabriel Martinelli. Laacibka 18 jirka ah ayaa Gunners-ka kaga soo biiray Ituano xagaagii tagay isaga oo sameeyay bandhiga wanaagsan xilli cayaareedkan. Waxa ...
Read More »Wax ka ogow sheekada nin casho ka dhiganayay bataati 32 sanno
Himilo – Rudy Gybels oo ah 45 jir u dhashay Belgium-ka ayaa sheeganaya in uu keliya bataati la shiilay cunayay habeen kasta muddo 32 sanno ah. Ninkan oo deggan Schaffen oo katirsan gobalka Flemish Brabant ayaa casho ka dhiganayay bataatiga ...
Read More »20% barafka Antarctica oo ku dhalaalay muddo 10 maalin ah
Himilo – Sawirro ay baahisay wakaalada Mareykanka ee NASA ayaa muujiyay barafka qaaradda cirifka koonfureed ee Antarctica oo si weyn u dhalaalay intii u dhaxaysay 4-tii illaa 13-ka bishan Febraayo. Sida ka muuqata sawiradda ay qaadeen dayax gacmeedyo, waxaa dhalaalay ...
Read More »Neymar oo hal shuruud ku joogi kara Paris Saint-Germain
Himilo – Neymar ayaa lagu soo waramayaa in uu ka arrinsanayo qandaraas cusub oo uu qalinka ugu duugo kooxda Paris Saint-Germain oo diyaar u ah inay ka jawaabto dalabaadka lacageed ee laacibka. Cayaaryahanka qaranka Brazil ayaa si weyn loola xiriiriyay ...
Read More »Si aad u noqoto bilyaneer.. Ka billow tallaabada ugu horreysa jaamacadahan!
Himilo – Haddii aad ku fekerayso in aad noqoto bilyaneer, waxaa lagaaga baahan yahay in aad raacdo tallaabooyinka bilyaneerada guuleystay. Waxaa kamid noqon kara tallaabooyinka in aad qaado dhabbahooda waxbarashada. Barnaamijka Debut ayaa tixraac ku sameeyay sooyaalka qofeed ee 851 ...
Read More »Barcelona oo Chelsea kula tartameysa saxiixa goolhaye Andre Onana
Himilo – Goolhayaha Ajax Andre Onana ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda kubadda cagta Barcelona. Inkasta oo la tilmaamay in kooxda reer Catalan doonayso inay yareyso kharashaadka ka baxa haddana wararka qaar ayaa muujinaya in Barcelona ...
Read More »Thailand: Qarax ka dhashay sameecad dhago oo galaaftay nolosha da’yar
Himilo – Meydka nin dhallinyaro ah oo u dhintay qarax ka dhashay sameecadaha dhagaha la gashto ayaa laga helay guri uu ku daganaa bartamaha Thailand. Subakht Sarbon ayaa lagu arkay qolka jiifkiisa isaga oo meyd ah islamarkaana xeran sameecad dhago ...
Read More »
Radio Himilo
