Himilo – Wim Hof waxa uu sannadkii 1959-kii ku dhashay dalka Holland, waxay dadku ugu yeeraan “ Ninka barafka” isaga oo awood u leh ku dhex jiridda barafka muddo saacado ah taasi oo ka dhigtay in loogu yeero naaneystaan. Farsamadan ...
Read More »Monthly Archives: February 2020
Nin lagu xukumay sannad xabsi ah markii uu si xun ula dhaqmay eyga xaaskiisii hore
Himilo – Maxkamad ku taalla Mareykanka ayaa ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi xabsi muddo hal sanno ah kaddib markii lagu helay in uu si xun ula dhaqmay eyga xaaskiiisa hore. Aaron Davis ayaa lagu eedeeyay in uu si xun ...
Read More »Nigeria: Shan walaalo ah oo bartay xirfadda dhaqtarnnimada
Himilo – Baraha bulshada ay dadweynaha ku xiriiraan waxaa qabsaday sawirka shan gabdho walaalo ah kuwaasi oo dhammaantood dhaqaatiir ah. Mid kamid ah gabdhaha waxaa lagu magacaabaa Dr. Salamat Ahuoiza Aliu, taasi oo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee Galbeedka Afrika ...
Read More »Solskjaer oo sheegay in Ighalo uu heysto fursad uu ku sii joogi karo Old Trafford
Himilo – Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in weeraryahanka Odion Ighalo uu sameyn karo in uu qandaraas joogto ah ka helo kooxda Manchester United. Laacibkii hore ee qaranka Nigeria ayaa United kaga soo biiray kooxda ka dhisan Shiinaha ee Shanghai ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Puyol “Messi waxa uu cayaari karaa illaa da’da 38.”
Himilo – Halyeyga kooxda Barcelona Carles Puyol ayaa sheegay in Lionel Messi uu leeyahay awood uu ku cayaaro illaa da’da 38 sanno. Xiddiga reer Argentine ayaa noqonaya 33 jir bisha June ee soo socota isaga oo immika ka sameynaya bandhiga ...
Read More »Ogow sababaha keena xusuus darrida ee aad ka digtoonaan karto
Himilo – Dhacdooyinka joogtada ah ee maalin kasta ayaa dadka qaar ku keena xusuus darrida soo noqnoqata. Waxaa jira sababo badan oo loo tiirin karo xusuus xummida oo ay ka cabanayaan dad aan tiro yareyn. Sababaha xusuus darrida waxaa ugu ...
Read More »WhatsApp oo uga digay macaamiishiisa inay faafiyaan farriin ku saabsan caabuqa Corona
Himilo – Khubaro iyo seynisyahanno badan ayaa dadaal ku bixinaya sidii loo heli lahaa dawo lagula tacaalo caabuqa Corona ee ka dillaacay Shiinaha laakiin dadaallada socda ma noqon kuwa guuleystay. Sida uu qoray wargeyska Mirror ee ka soo baxa dalka ...
Read More »Arsenal oo Kieran Tierney ka iibineysa Leicester City
Himilo – Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayso daafaca kooxda Arsenal Kieran Tierney oo ay dooneyso inay u dhaqaaqdo suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Scotland ayaa kaga soo biiray Gunners kooxda Celtic bishii August ee tagtay isaga oo ...
Read More »
Radio Himilo
