Himilo – Tottenham Hotspur ayaa wali xiiseynaysa saxiixa weeraryahanka Chelsea Olivier Giroud. Spurs ayaa si weyn loola xiriiriyay cayaaryahanka qaranka Faransiiska intii lagu guda jiray suuq furanka bishii Janaayo balse ma aysan wada gaarin heshiis. Giroud ayaa dhawaan saxiixay qandaraas ...
Read More »Daily Archives: June 10, 2020
15 jir baaskiil ku jartay 1200 km si Aabbaha dhalay oo xannuunsan ay ugu celiso hoygiisa
Himilo – Gabar Hindi ah ayaa jartay boqolaal kiilo Mitir iyada oo adeegsaneysa baaskiil si Aabbaheed oo xannuunsan ay dib ugu celiso hoygiisa. Waxaa lagu tilmaamay safar halyeynimo ah oo ay ku badbaadineysay waalidkeed xilli ay taagan tahay xannibaada xannuunka ...
Read More »Barcelona oo Real Madrid kaga horreysa saxiixa da’yar reer Spain ah
Himilo – Barcelona ayaa kaga horreysa Real Madrid tartanka loogu jiro saxiixa da’yarka Rayo Vallecano Fabian Luzzi sida ay tilmaamayaan warbixinno. 16 jirka ayaan wali u safan kooxda koowaad ee Vallecano laakiin waa uu la tababartay intii lagu guda jiray ...
Read More »Iiraan: 28 jirrada aan guursan oo laga qaadayo canshuur adag!
Himilo – Dood badan ayaa ka dhalatay hadal uu jeediyay waddaad diimeed u dhashay Iiraan oo ku baaqay in dhallinyarada da’dooda gaartay 28-ka sanno ee aan guursan laga qaado canshuur gaar ah. Hadalka waddaadka Maxamed Idriisii ayaa dhaliyay mowjad carro ...
Read More »