Himilo – Kooxda PSG ayaa wadahadal la furtay daafaca naadiga Inter Milan ee Milan Skriniar si ay beddel uga dhigaan kabtankoodii hore Thiago Silva, kaasi oo ku biiray kooxda Chelsea, sida ay ku warameyso Calciomercato. Daafaca ayaa sidoo kale lala ...
Read More »Daily Archives: September 2, 2020
Xiddiga Liverpool ee Gini Wijnaldum oo heshiis shaqsi la galay kooxda Barcelona
Himilo – Sida ay ku warameyso warbaahinta Spain ee Sport, kooxda Barcelona ayaa heshiis la gashay khadka dhexe ee Liverpool ninka lagu magacaabo Gini Wijnaldum. 29-jirkaan waxaa qandaraaskiisa hadda ee Reds kaga haray wax ka yar hal sanno, iyada oo ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan Australia
Himilo – Australia, waxay isku tahay waddan iyo qaarad. Bedka dhulkeeda waa 7,741,220 km labo jibbaaran. waxay fidsan tahay qaaradda ay wadato magaceeda iyo jasiiraddo kale oo ku xeeran. Canberra waa caasimadda iyo magaalada ugu weyn. Luuqad rasmi ah ma ...
Read More »Qarniga Ugu Kulul Caalamka
Himilo – Qarnigan 21-aad ee aan nool nahay waxaa loo asteeyay qarniga ugu kulul dunida laga soo bilaabo 1850-kii-kacaankii Warshadaha. Dabagal ay sameeyeen Khubaro dhan 528 oo kasoo kala jeeda 61 dal ayaa lagu sheegay in intii u dhaxeysay sanadihii ...
Read More »