Daily Archives: September 8, 2020

Manchester City oo dalab ka gudbisay xiddigaha Diego Carlos iyo Jose Gimenez

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Manchester City ayaa u dhaqaaqday xiddigo ka ciyaara horyaalka La Liga ee dalka Spain iyaga oo meel iska dhigaya doonistoodu ku aadan saxiixa Napoli ee Kalidou Koulibaly. Kooxda Premier League ayaa si aad ah loola xiriirinayay laacibka qaranka ...

Read More »

Arsenal oo horumar ka sameeneysa doonista laacibka Atletico Madrid ee Thomas Partey

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­–Arsenal ayaa la warinayaa in ay sare u qaadeen doonitaanka tartanka ay ugu jiraan lasoo wareegidda laacibka khadka dhexe ee Atletico Madrid Thomas Partey. Gunners  ayaa in muddo ah baadi goob ugu jirtay laacibkan u dhashay dalka Ghana, balse ...

Read More »

Malabka: Dawada Harkabka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Malabka waxa uu kaga wanaagsan yahay dawada qalajiyaha ah la tacaalidda Herkabka. Sida ay muujineyso natiijada Daraasad ay saameeyeen baarayaal ka tirsan jaamacadda Oxford, Malabka ayaa lagu daweyn karaa Herkabka. Maadooyinka ku jira dareerahan dabiiciga ah ayaa qofka ...

Read More »

Dalxiise loo ganaaxay Carro uu qaatay darteed

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­–Dalxiise u dhashay Faransiiska ayaa lagu amray inuu bixiyo lacag dhan €1,000 amaba $1,200 oo ganaax ah,markii boorsadiisa laga helay carro.Ciiddan oo nooca cad ah ayaa laga helay boorsada ninkan magaciisa la qariyay,xilli uu qorsheynayay inuu ka duulo garoonka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan