Himilo – Dhacdo layaab leh oo mar la arag ah, ganacsade u dhashay Canada ayaa gubay 1 Milyan doolar oo kaash ah si aysan u helin haweenay ay kala tageen. Lacagta waxay qeyb ka ahayd xalka furriinka labada qofood. Bruce ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Sidee farriin WhatsApp ah u badbaadisay 50 jir doonayay in uu isdilo?
Himilo – Dalka Talyaaniga, farriin WhatsApp ah ayaa badbaadisay nin doonayay in uu ka taqaluso naftiisa sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Booliiska maxaliga ah ee magaalada Rho ee dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan 50 jir doonayay in ...
Read More »Manchester United oo diiradda saaraysa khad dhexe katirsan Aston Villa
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diiradda saarayso saxiixa khadka dhexe ee kooxda Aston Villa Jack Grealish xagaagan iyada oo cayaaryahanka Leicester City ee James Maddison uu ku dhaw yahay in uu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa. ...
Read More »Shiinaha oo abaal-marin ku bixinaya macluumaadka cid kasta oo booqatay Wuhan
Himilo – Maamulka Shiinaha ayaa dadaal xooggan ku bixinaya sidii loo xakameyn lahaa caabuqa Coronavirus oo ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha. Xukuumadda ayaa dooneysa in la xero dhammaan albaabada uu ku faafi karo caabuqa iyada oo si dhaw ...
Read More »James Maddison oo ku dhaw in uu heshiis cusub u saxiixo Leicester City
Himilo – Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay heshiis cusub ka saxiixdo khadka dhexe ee kooxda James Maddison. Leicester ayaa ku iibsatay cayaaryahanka lacag dhan £22.5 Milyan sannadkii 2018-ka, tan iyo xilligaasi waxa uu ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Jabaan oo kor u qaadaysa da’da shaqaalaha ku noqonayaan howlgab
Himilo – Golaha wasiirada Jabaan oo uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Shinzō Abe ayaa ansixiyay sharci ku qasbaya shirkadaha in shaqaalaha shaqeyn karaan illaa da’da 70-ka sanno. Tallaabadan ayaa looga dan leeyahay in looga hortago shaqaale yarida dalka iyada oo la ...
Read More »Haweenay dacwad ka gudbinaysa saygeeda oo qubeysta keliya hal jeer 10-kii maalin
Himilo – Haweenay u dhalatay dalka Hindiya ayaa dacwad ka gudbisay saygeeda iyada oo ku eedeynaysa in uusan qubeysan oo uu yahay qof aan ku wanaagsaneyn nadaafadda. Soni Devi oo ka soo jeeda dagmada Vaishali ayaa toddobaadkan gudbisay dacwadda maxkamadda ...
Read More »Dele Alli “Waxay ii ahayd murug in aan arko Eriksen oo baxaya.”
Himilo – Khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Dele Alli ayaa tilmaamay inay murug ahayd in uu arko Christian Eriksen oo ka tagaya kooxda islamarkaana ku biiraya Inter Milan bishii la soo dhaafay. Eriksen ayaa ka tagay Spurs iyada oo lagu ...
Read More »4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cudurka Kansarka
Himilo – Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...
Read More »
Radio Himilo
