Himilo – Virgil Van Dijk ayaa ku adkeystay in isaga iyo Joe Gomez aan keliya loo tiirin karin ammaanta heerka daafaca kooxda oo dhawaan soo hagaagay. Guushii kooxda Reds ee Man United Axaddii tagtay, oo ay Liverpool ku dheereysatay hoggaanka ...
Read More »Yearly Archives: 2020
27 jir culeyskiisu yahay 450 kg oo baadi goobaya gabar u dhiganta!
Himilo – Arbaab Kaiser oo u dhashay Pakistan islamarkaana culeyskiisu yahay 450 kg ayaa raadinaya xaas u dhiganta oo u qalanta sida laga soo xigtay warbaahinta Pakistaan. Ninkan 27 jirka ah ayaa diiday guurka 300 gabdhood sabab la xiriirta inay ...
Read More »Maqal- Bar Kas-wadaag
Arsenal oo dalab ammaah ah ku dooneysa Jerome Boateng
Himilo – Kooxda Arsenal ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqi karto daafaca kooxda Bayern Munich Jerome Boateng oo ay ku doonayaan heshiis ammaah ah. Xilli uu Calum Chambers soo gaaray dhaawac, tababaraha Gunners Mikel Arteta ayaa xiiseynaya in uu ...
Read More »Sababta ay tahay in aad uga fekerto marka uu qof reer Croatia ah kuugu yeero qaxwo
Himilo – Marka la joogo Croatia, qaadashada cuntada iyo cabitaanka ayaa kaaga baahan in aad wax badan ka garato. Marka ay timaado qaxwada, waxaa ka yaalla dhaqan aan duugoobin. Marka aad u baahato in aad qof reer Croatia ah weydiiso ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 63aad
Afka Shiinaha oo loo dhigayo ardayda dugsiyada waxbarashada Sacuudiga
Himilo – Wasaaradda waxbarashada Sacuudiga ayaa shaacisay in afka Shiinaha laga bilaabi doono dugsiyada boqortooyada fasal waxbarasheedka labaad ee soo socda. Qoraal ay dhigtay bogga Twitter-ka, afhayeenka wasaaradda waxbarashada Ibtisam Al-shahri ayay ku sheegtay in afka Shiinaha laga dhigi doono ...
Read More »Atletico Madrid oo beegsaneysa weeraryahanka Alexandre Lacazette
Himilo – Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka fekerayso u dhaqaaqista weeraryahanka Arsenal Alexandre Lacazette kaddib markii dadaalada kooxda ee saxiixa laacibka PSG Edinson Cavani ay fashil ku soo dhammaadeen. Kooxda Diego Simeone ayaa la soo warinayaa inay ...
Read More »Wax ka ogow maqaayadda ku taalla Australia oo ay keliya ka shaqeeyaan mataanayaal
Himilo – Hal-abuurnimada iyo tilmaam kuu gaar ah oo aad leedahay ayaa kamid ah sababaha suuqgeynta guuleysata waayaha maanta. Qof kasta ayaa baadi goobaya wadooyin uu ku billaabo howl cusub oo uu ka sameyn karo lacag. Bogga lolwot ayaa warbixin ...
Read More »Inter Milan oo kordhineysa dalabka ay ku dooneyso Christian Eriksen
Himilo – Inter Milan ayaa ku war gelisay Tottenham Hotspur inay daneynayso kordhinta dalabka ay ku dooneyso ciyaaryahanka Christian Eriksen. Lix billood ayaa ka harsan Qandaraaska Christian Eriksen ee Tottenham, taasi oo ka dhigeysa laacibka reer Denmark mid u furan ...
Read More »
Radio Himilo
