Himilo – Atletico Madrid ayaa u dhaqaaqi karta cayaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torreira xagaagan. Los Rojiblancos ayaa weysay laacibka reer Uruguay labo sanno kahor markii uu doortay in uu ku biro Gunners. Torreira ayaa qiray in uu ka ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Wax ka ogow shaqooyinka loogu xushmadda badan yahay caalamka
Himilo – Baaritaan ayaa muujiyay shaqooyinka loogu xushamadda badan yahay caalamka oo dhan iyada oo arrintan isbadal uu ku imaan karo wakhti kasta. Hay’adda Varki ayaa sameysay ra’yi uruurin laga qaaday muwaadiniinta 35 dal oo la weydiiyay shaqooyinka cajab geliya ...
Read More »Man United oo u sheegtay Sancho booska uu ka cayaarayo
Himilo – Manchester United ayaa ku war-gelisay Jadon Sancho in uu xeran doono tirsiga 7 ee kooxda islamarkaana uu ka cayaari doono booska uu jecel yahay haddii uu kaga soo biro kooxda Borussia Dortmund. The Red Devils ayaa rajeynaysa in ...
Read More »Dayaca darbi-jiifta iyo Xilli-roobaadka
Himilo – Gudaha caasimadda dalka oo xilligan dad badan qabowga awgiis uga jiraan aqalladooda iyaga oo aan dooneyn inay usoo banaan baxaan roobabka aan kala go’a lahayn ee Muqdisho ka da’aya, in kale oo isla caasimadda ku nool ayaan lahayn ...
Read More »Lucas Torreira oo shaaciyay in uu ka tagayo Arsenal
Himilo – Cayaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torreira ayaa qiray in uu ka tagayo kooxdiisa ka dhisan Waqooyiga London kaddib xilli cayaareed wareer badan oo ku qaatay 2019-20. 24 jirka ayaa noqday cayaaryahan ay xiiseeyaan taageerayaasha bilihii ugu horreeyay ...
Read More »Lakulan – Ninka reer Thailand ee guursaday 120 xaas
Himilo – Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas guursaday, dhalayna 28 carruur. Waxa qeyrul-caadiga ah waa in dhammaan xaasasku ay is wada garanayaan. Tambon Praset, guddoomiyaha degmada Phromee, gobalka Nakorn Nayok – ...
Read More »PSG oo Liverpool kaga hormareysa saxiixa Thiago Alcantara
Himilo – PSG ayaa dooneysa in ay kaga hormarto Liverpool saxiixa khadka dhexe ee Bayern Munich Thiago Alcantara. 29 jirka Thiago Alcantara ayaa mar kale noqday cayaaryahan muhiim u ah kooxda Jarmalka ah xilli cayaareedka dhammaaday isaga oo ka soo ...
Read More »Shan gef oo waalidku ku il-duufo carruurtiisa!
Himilo – Waxaynu dib u sheegi karna gafaf muuqda oo badan oo aan waalidkeen ka galnay kolkii aynu caruurta aheyn. Siyaalaha qaar, gafafka way kaaga xusuus badan yihiin wax-qabadka dhowrsiga ah ee waalidku aanu noo qaban. In-kasta oo, ka waalid ...
Read More »99 jir noqotay qofka ugu da’da weyn caalamka ee duulisa diyaarad
Himilo – Haweeney 99 jir ah oo kasoo jeeda California ayaa ka mid noqotay dadka nasiibka u yeeshay inay diyaarad duuliso iyada oo jebisay laba kamid ah diiwaanka dhacdooyinka adduunka kaddib markii ay kaxeysay diyaarad isla markaanna sidoo kale gudaha ...
Read More »Covid-19 oo middeeyay walaalo kala maqnaa 50 sanno
Himilo – Laba walaalo ah oo ku nool gobalka Nebraska ee dalka Mareykanka kuwaasi oo midkoodba kan kale arag in ka badan 50 sanno ayaa dib u midoobay markii mid kamid ah labadooba uu kasoo kabsaday COVID-19 kaddib gargaar loo ...
Read More »
Radio Himilo
