Home / 2020 (page 49)

Yearly Archives: 2020

Liverpool oo aan ka quusan xiisaha Ismaila Sarr

Himilo – Liverpool aya kamid ah seddex koox oo ka dhisan Ingiriiska oo muujiyay xiisaha laacibka Watford Ismaila Sarr sida ay warbixinno tilmaameen. 22 jirka ayaa loo filayaa in uu ka tago Vicarage Road xagaaga maadaama kooxdiisa hoos uga dhacday ...

Read More »

Ninka korontada quuta marka uu gaajoodo!

Himilo – Naresh Kumar, oo ku nool Muzzafarnagar ee dalka Hindiya, wuxuu sheegtaa inuu heysto hadyad goonni ah. Kaliya ma ahan inuu korontada la fal-geli karo, wuxuu sidoo kale tamartiisa gudaha ka dhalin karaa danab. Sidaas awgeed, uma baahna cunno ...

Read More »

Aston Villa oo ceshanaysa laacibkeeda Grealish

Himilo – Aston Villa ayaa heshiis cusub oo  lacag kordhin ah ka saxiixeysa cayaaryahankeeda Jack Grealish si ay uga hortagto rabitaanka Man United. Grealish ayaa Villa ku hoggaamiyay in aysan hoos uga dhicin heerka koowaad ee Horyaalka Ingiriiska isaga oo ...

Read More »

Dhibaatada iyo halista xilliyada roobka ka curto geyigeenna

Himilo – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »

Bayern Munich oo isaga hartay tartanka loogu jiro Kai Havertz

Himilo – Bayern Munich ayaa ka hartay tartanka loogu jiro saxiixa cayaaryahanka Bayer Leverkusen ee Kai Havertz sida laga soo xigtay madaxweyne sharafeedka kooxda Uli Hoeness. Mustaqbalka 21 jirka ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan iyada oo ay ...

Read More »

Xaafaddo guryaha aysan laheyn albaabo!!

Himilo – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...

Read More »

Chelsea oo ku qasban in ay £80m ka bixiso Chilwell

Himilo – Chelsea ayaa ku qasban in ay bixiso £80m si ay u xaqiijiso saxiixa cayaaryahanka Leicester City ee Ben Chilwell. Tababaraha kooxda Frank Lampard ayaa la soo warinayaa in uu xiiseynayo Chilwell. Sida laga soo xigtay Sky Sports News, ...

Read More »

95 jir aan weligiis timihiisa jarin!

Himilo – 95 jir u dhashay Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis maalin jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba oo soconayo dhakadiisa waxaa tuurma isu-tagga timihiisa oo dad badan aragtidiisa ay la yaab awgiis sunniyaha la ...

Read More »

Man United oo u lacag uruursaneysa Jadon Sancho

Himilo – Manchester United ayaa dadaal ku bixineysa in ay lacag macquulgal ah u diyaariso c Manchester United ayaa diidan inay bixiso £110m oo ah dalabka lacageed ee cayaaryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho. Sancho ayaa si weyn loola xiriiriyay ...

Read More »

Aokigahara – Keynta geerida ee la isku deldelo dhexdeeda!

Himilo – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan