Home / 2020 (page 52)

Yearly Archives: 2020

Lakulan: Ninka is baray ku dhawaad 100 luqadood oo afafkii hore ah

Himilo – 86-jir lagu magacaabo Riccardo Bertani, waa nin fariid ah. Ka dhashay qoys beeraley ah oo ku nool Caprara oo ah degmo hoos tagta Reggio Emilia ee dalka Talyaaniga, wuxuu kaga haray tacliintiisa dugsiga hoose isaga oo ku halgamay ...

Read More »

Maxay la gaar tahay Swizerland?

Himilo – Qulqulka webiyada, harooyinka iyo abid-cagaaranta dabiiciga ah–halkani waa Swizarland: dalka ugu quruxda badan Yurub. Waa dal ay ku midoobeen umad kala afaf iyo Iimaan ah. Waana dalka kaliya ee looga hadlo afar afood oo rasmi ah kuwaas oo ...

Read More »

Kai Havertz oo mustaqbalkiisa u caddeeyay kooxdiisa Jarmalka

Himilo – Weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kai Havertz ayaa u cadddeeyay kooxdiisa Jarmalka in uu doonayo ku biirista Chelsea suuq furanka xagaaga. Mustaqbalka 21 jirka ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan iyada oo ay xiiseynayaan kooxo badan oo ...

Read More »

La kulan: Ninka 40 sanno ku bixiyay nooleynta keymaha la xaalufiyay!

Himilo – 83 sano jir lagu magacaabo Antonio Vicente wuxuu 40-kii sano ee lasoo dhaafay uu ku howlnaa dib u tarminta keymaha deegaanka. Sida badan oo xoola-dhaqatada Brazil ay u jaraan geedaha si ay xeyn-daab uga dhigaan xerooyinka iyo inay ...

Read More »

Aubameyang oo wali rajo ka qaba ku biirista Barcelona

Himilo – Kaptanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la soo warinayaa in uu rajo ka qabo ku biirista kooxda Barcelona suuq furanka xagaaga. 31 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan ol-olaha 2019-2020 isaga oo dhaliyay 25 gool 42 kulan oo ah dhammaan ...

Read More »

Lakulan: Ninka kuleylka Cadceedda ku duba hilib Digaaga!

Himilo – Sila Sutharat, oo ah digaag-dube ku nool  Phetchaburi, Thailand ayaa la yimid hal-fikir lala dhacay kaas oo uu ku dubo digaaga. Halkii uu ka isticmaali lahaa dhuxul iyo danab, wuxuu adeegsadaa 1,000 dhalooyin moobil ah kuwaas oo sare ...

Read More »

Kailash Satyarthi – Ninka hoggaamiyay dhaq-dhaqaaqa ka dhanka ah Addoonsiga Carruurta

Ku guuleystaha Shahaadada Nabadda, Kailash Satyarthi wuxuu iskaga tagay shaqadiisa injineernimada si uu ugu hal-gamo kahor-tagga iyo sare u qaadista xuquuqda carruurta muddo ka badan 30 sanadood – isaga oo xoreeyey 80,000 oo carruur lagu shaqeysto ah, siiyayna rajo nololeed ...

Read More »

Eric Dier oo heshiis kordhin u sameeyay Tottenham

Eric Dier ayaa saxiixay heshiis uu Tottenham kusii joogi doono ilaa 2024.Xiddiga xulka qaranka waxaa heshiiskii hore kaga harsanaa wax ka yar hal sanno, laakiin hadda muddo intaa ka badan uu sii joogi dooanaa kooxda waqoyga caasimadda London.Dier oo Spurs ...

Read More »

La kulan: Ninka Jidadka ku midabeeya Ubaxyo si ay dadku ugu farxaan!

Albert Einstein oo ahaa aqoon-yahan Yuhuudi-Maraykan ah ayaa wuxuu yiri: “Adduunyada waa meel halis u leh nolosha Aadanaha. Mana ahan inay ku nool yihiin dad xun – waa in dadkii samaha u saaxiibka ahaa aysan gudan mas’uuliyaddii wanaagsaneyd.”Inta badan ma ...

Read More »

Mikel Arteta oo ku kalsoon in Aubameyang uu baaqi ku ahaan doono Arsenal

Mikel Arteta ayaa ku kalsoon in xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang uu kooxda sii joogi doono isla markaanna laacibka reer Gabon uu baaqi ku aahan doono Emirates.Aubameyang waxa qandaraaskiisa kooxda kaga haray muddo 12 bilood laakiin Arteta waxa uu leeyahay “ Waxaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan