Himilo – 26 jir Shiinees ah oo ku nool magaaladii uu kasoo bilowday xanuunka Corona ee Wuhan ayaa noqday qofka ugu cayilan kaddib markii culaabtiisa ay ku korortay 100 kilogaram shantii bilood oo xayiraaddu saarneyd magaalada. Ninkan oo magaciisa lagu ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag
Diego Simeone oo ka hadlay sida Griezmann uu ugu dhibtoonayo Barcelona
Himilo – Tababaraha Atletico Madrid ayaa sheegay in uu la yaabay in cayaaryahankiisii hore ee kooxda Antoine Griezmann uu soo galay kulankii xalay ee Barcelona iyo Ateltico daqiiqadihii ugu danbeeyay. Diego Simeone ayaa sheegay in uusan heyn erayo uu dareenka ...
Read More »Arsenal oo heshiis wakhti dheer ka saxiixaysa Bukayo Saka
Himilo – Arsenal ayaa la soo warinayaa inay guul weyn ka sameysay wadahadallada ku saabsan heshiis laga saxiixo cayaaryahanka Bukayo Saka. Inkasta oo 18 jirka uu iska dhigay cayaaryahan muhiim ah xilli cayaareedkan, haddana qandaraaskiisa ayaa waxaa ka harsan muddo ...
Read More »Mafi Dova – Xaafad in lagu dhalo ay danbi tahay!
Himilo – Xaafadda Mafi Dova ee koofurta Ghana waxaa ku nool shan kun oo qof oo midkoodna uusan ku dhalan gudaheeda. In lagu dhalo carruur dhexdeeda waxaa loo arkaa mid aan la qaadan karin sababo caqiido oo ay rumeysan yihiin ...
Read More »La kulan – Ninkii naafadda ahaa ee beeray 17,000 geedo ah!
Himilo – Ma Sanxiao, oo ah 70 jir lugey howl-gab hore oo ciidamada Shiinaha katirsan ah, kuna nool Jingjxing, waqooyiga Shiinaha, wuxuu 19-kii sanno ee lasoo dhaafay noloshii ku soo qaatay dhir-beerista – isaga oo ku guuleystay inuu sameeyo keyn ...
Read More »Barcelona oo aan fasaxi doonin Quique Setien
Himilo – Barcelona ayaa la soo warinayaa in aysan fasaxeyn tababare Quique Setien illaa laga gaarayo dhammaadka xilli cayaareedka. Xilli Barcelona lumisay dhibco kulamadii Sevilla iyo Celta Vigo, waxaa soo baxay wararka sheegaya in xubno badan oo kamid ah kooxda ...
Read More »Solothurn – Magaalo wax kasta oo ka jira ay ku jaan-go’an yihiin tirada 11
Himilo – Solothurn oo ah magaalo dhacda waqooyi-galbeed Switzerland waxay caan ku tahay tirsiga 11aad. Ku dhawaad wax walba oo aad ku aragto waxay tiro ahaan la’eg yihiin 11. Waxay leedahay 11 matxaf; 11 taallooyin ah; 11 il-biyoodka burqada ah ...
Read More »Juventus oo Man United kula tartameysa khad dhexe katirsan Valencia
Himilo – Manchester United ayaa tartan xooggan kala kulmeysa Juventus oo dooneysa saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Ferran Torres. Inkasta oo laacibka uu muhiim ka yahay Mestalla haddana 20 jirka ayaa keliya heysta qandaraas muddo 12 billood ah taasi oo ...
Read More »Sheekada halgamaagii dhul gabaahiir ah u rogay keyn qurux badan!
Himilo – Sebastião Ribeiro Salgado, waa sawir-qaade hore iyo suxufi reer Brazil ah, hayeeshe in yar ayaa og inuu sidoo kale yahay maskaxdii ka danbeysay mid kamid ah mashaariicdii dhir-beeris ee lagu liibaanay taariikhda casriga ah. Si mid ah isaga ...
Read More »
Radio Himilo
