Home / 2020 (page 84)

Yearly Archives: 2020

24 Maarso: Maalinta caalamiga ee Qaaxada

Himilo – Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 Maarso sannad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...

Read More »

Man United iyo Arsenal oo dalban kara Griezmann

Himilo – Manchester United iyo Arsenal ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqi karaan weeraryahanka kooxda Barcelona Antoine Griezmann inta lagu guda jiro suuq furanka soo socda. Barcelona ayaa u furan inay iibiso laacibka Faransiiska kahor billowga ol-olaha 2020-221 iyada ...

Read More »

Yaa quuro badan ragga iyo dumarka?

Himilo – Waxaa la yiraahdaa ragga ayaa ka quuro badan dumarka oo waliba cod sare ku quuriya laakiin baaritaan cusub ayaa xaqiijiyay in dumarka quuriyaan waliba si xooggan. Baaritaan caafimaad oo laga sameeyay Ingiriiska ayaa muujiyay in gabdhaha dhallinyarada ah ...

Read More »

Ancelotti oo doonaya in uu Thiago Silva keeno garoonka Goodison Park

Himilo – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqi karto kabtanka kooxda Paris Saint-Germain Thiago Silva suuq furanka xagaaga. 35 jirka ayaa mar kale u noqday cayaaryahan muhiim ah kooxda Faransiiska intii lagu guda jiray ol-olaha 2019-2020 isaga oo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Toddobo hab-dhaqan oo dhaawac ku noqon kara mustaqbalka qofka

Himilo – Haddii aad dooneyso in aad dareento farxad, waxaa jira toddobo hab-dhaqan oo aan wanaagsaneyn oo laga yaabo inay qaataan tamartaada ugu badan adiga oo aan wacaal u heyn. Sida lagu xusay warbixin ka soo baxday Forbes, keliya farxad ...

Read More »

Waa kuwee afarta koox ee horyaalka Ingiriiska ee doonaya saxiixa Coutinho?

Himilo – Cayaaryahanka kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa lagu soo warinayaa inay doonayaan afar kamid ah kooxaha horyaalka Ingiriiska kaddib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in uu laacibka ku soo laaban karo England. Laacibka reer Brazil oo ku guuldareystay ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Doorasho

Read More »

Zimbabwe: Waalidiinta oo la ciqaabayo haddii carruurtooda ka haraan waxbarashada

Himilo – Waalidiinta dalka Zimbabwe ayaa wajahaya xabsi dhan labo sanno oo xarig ah haddii ay ku guuldareystaan inay carruurtooda u diraan dugsiga. Si loo yareeyo carruurta aan waxbaran, dowladda Zimbabwe ayaa qaadaysa tallaabooyin lagu xoojinayo heerka waxbarashada dalka. Qiyaastii, ...

Read More »

Liverpool oo heshiisyo cusub ka saxiixaysa Alisson iyo Van Dijk

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay dhammeystireyso heshiisyo cusub oo ay ka saxiixdo Alisson iyo Virgil Van Dijk. Cayaaryahannada ayaa kaalin weyn ka qaatay ol-olaha Liverpool ee 2019-20 inkasta oo safarkooda horyaalkii ugu horreeyay ee Ingiriiska uu saameyn ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan