Himilo – Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu ka arrinsanayo mustaqbalkiisa Tottenham Hotspur dhammaadka xilli cayaareedkan. Kabtanka England ayaa dhaliyay 181 gool 278 kulan oo uu u saftay Spurs oo ay ku jiraan 17 kulan oo ah xilli ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Wakaaladda AAP ee Australia oo albaabada laysugu dhufanayo
Himilo – Wakaaladda keliya ee ka shaqeysa Australia ee Australian Associated Press ayaa albaabada laysugu dhufanayaa kaddib muddo 85 sanno oo ay shaqeynaysay. Shaqaalaha shabakadda ayaa lagu wargeliyay in shaqadooda ku egtahay bisha June ee soo socota iyada oo madaxa ...
Read More »Maxaa shaqaalaha Twitter loogu oggolaanayaa inay ka shaqeeyaan guryahooda?
Himilo – Maamulka shabakadda xiriirka bulshada ee Twitter ayaa ku dhiira geliyay shaqaalaha shirkadda ee caalamka oo dhan inay ka shaqeeyaan guryahooda kana foggaadaan tegista xafiisyada iyo safarka si ay uga baaqsadaan khatarta caabuqa Corona. Tani waxay timid maalin kaddib ...
Read More »Lithuania: Nin xaaskiisa ku xeray suuli cabsi uu ka qabo caabuqa Corona
Himilo – Nin u dhashay Lithuania ayaa xaaskiisa ku xeray musqul sabab la xiriirta baqdin uu ka qabo caabuqa Corona. Tani waxay ka danbeysay markii xaaska ay la kulantay haweenay Shiinees ah oo katimid Talyaaniga. Xaaska lagu xannibay suuliga ayaa ...
Read More »Arsenal oo lagu booriyay saxiixa weeraryahan katirsan Wolves
Himilo – Khadkii dhexe ee Chelsea Craig Burley ayaa ku booriyay Arsenal saxiixa weeraryahanka Wolverhampton Wanderers Raul Jimenez si uu beddal ugu noqdo Alexandre Lacazette. Jimenez ayaa sameeyay bandhig wanaagsan labada xili cayaareed ee uu la joogo Wolves isaga oo ...
Read More »Daraasad: Kala bar xeebaha dunida ayaa qarsoomi doona dhammaadka qarnigan
Himilo – Kala bar xeebaha dunida ayaa qarsoomi doona sannadka 2100 sabab lagu sheegay is beddelka cimillada oo hadda walaac ku haya caalamka, sida lagu shaaciyay daraasad Isniintii la daabacay. Nabaad guur iyo dhibaatooyin kale oo weyn ayay wajihi doonaan ...
Read More »Olombikada Tokyo oo dib loo dhigi karo sabab la xiriirta coronavirus
Himilo – Cayaaraha Olombikada ee ka dhacaya Tokyo ayay suura gal tahay in dib loo dhigo dhammaadka 2020 sabab la xiriirta feyriska sii faafaya ee coronavirus. Wasiirka Olombikada Japan haweneyda lagu magacaabo Seiko Hashimoto oo la hadashay barlamaanka dalkeeda ayaa ...
Read More »3-da Maarso- Maalinta caalamiga ee duurjoogta
Himilo – 3-da bisha Maarso sannad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-deggo noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysa baahida degdegga ...
Read More »Gerard Pique “Real Madrid waxay soo bandhigtay cayaartii ugu xummeyd.”
Himilo – Daafaca Barcelona Gerard Pique ayaa ku dhaleeceeyay Real Madrid bandhigii ugu xummaa kulankii El Clasico ee 2-0 looga adkaay kooxdiisa habeenkii Axadda. Los Blancos ayaa mar kale qabatay hoggaanka horyaalka La Liga markii Vinicius Junior iyo Mariano Diaz ...
Read More »Ighalo “Dhiiggeyga ayaan siinayaa Manchester United.”
Himilo – Weeraryahanka Manchester United Odion Ighalo ayaa wacad ku maray in uu dhiiggiisa siin doono sidii uu ugu dagaalami lahaa booskiisa kooxda Solskjaer. Cayaaryahanka qaranka Nigeria oo heshiis ammaah ah ku jooga Old Trafford ayaa furtay qaanadiisa gool-dhalinta kulankii ...
Read More »
Radio Himilo
