Himilo – Dalka Ruushka, bishii Janaayo ee la soo dhaafay ayaa sameysay rikoor cusub marka la fiiriyo wakhtiga ay qorraxda soo baxdo islamarkaana dhacdo. Waxaa lagu tiriyay bishii ugu mugdiga badneyd magaalada Moscow tan iyo muddo 20 sanno ah. Sida ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Coutinho “Kama qoomameynayo ka tagista garoonka Anfield.”
Himilo – Philippe Coutinho ayaa sheegay in aysan layaab ku aheyn in uu arko Liverpool oo duuleysa ama sameynaysa guulo waaweyn xilli cayaareedkan inkasta oo uu ku adkeystay in uusan ka qoomameynayn ka tagista Anfield. Reds ayaa la filayay inay ...
Read More »Aljeeriya: Haweenay katirsan safaaradda Talyaaniga oo dacwad ka gudbisay diiq
Himilo – Dadka adeegsada baraha bulshada dalka Aljeeriya ayaa faallooyin ka dhiibtay sheeko ku saabsan dacwad ay diblumaasiyad katirsan safaaradda Talyaaniga ka gudbisay diiq uu lahaa muwaadin u dhashay dalkaasi. Dadweynaha ayaa baahiyay muuqaal ninka leh diiqa uu ku dhalleeceynayo ...
Read More »Tirada shacabka dalka Masar oo buuxisay 100,000,000
Himilo – Masar ayaa ku dhawaaqday in tirada shacabka dalkaasi gaartay 100 Milyan qofood. Gabar la filayay dhalashadeeda oo Yaasmiin loogu magac daray ayaa buuxisay tirada 100,000,000. Mas’uul katirsan sanduukha QM ee dadka Masar Alexander Poderosa ayaa sheegay in dhalashada ...
Read More »Mesut Ozil “ Arsenal way ku farraxsan tahay maamulka Mikel Arteta.”
Himilo – Mesut Ozil ayaa qirtay in isaga iyo saaxiibbadiisa kale ee Arsenal ay ku farraxsan yihiin maamulka Mikel Arteta marka loo fiiriyo tababarihii ka horreeyay ee Unai Emery. Gunners ayaa u magacawday Arteta in uu noqdo beddalka Emery bishii ...
Read More »Sacuudiga: Nin dacwad ka gudbiyay deriskiisa markii aysan aqbalin casuumaadiisa
Himilo – Muuqaal ku saabsan nin u dhashay Sacuudiga oo ka sheeganaya deriskiisa oo ka diiday casuumaad dhowr jeer ayaa qabsaday baraha bulshada dalkaasi. Dad badan ayaa faallo ka dhiibtay sheekada oo ku saabsan nin ka soo jeeda qabiilka Shamri ...
Read More »Alan Shearer “Paul Pogba waa uu ka tagayaa Man United.”
Himilo – Weeraryahankii hore ee England Alan Shearer ayaa saadaaliyay in khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba uu ka tagi doono kooxda xagaagan kaddib markii uu ku guuldareystay in uu soo buuxiyo filashadii laga qabay. Cayaaryahanka qaranka dalka Faransiiska ...
Read More »Marwo saygeeda ka dalbanaysa in uu dib ugu soo celiyo kelli ay ugu tabarucday!
Himilo – Mafysh Ordogan oo ka soo jeeda Turkiga ayaa ka dalbanaysa saygeeda in uu dib ugu soo celiyo kelli ay u bixisay dhowr sanno kahor kaddib markii ay aragtay isaga oo khiyaanaya. Lamaanayaasha ayaa isguursaday sannadkii 2006-dii iyada oo ...
Read More »11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee seyniska
Himilo – Seyniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. Tirada ...
Read More »Chelsea oo ku dhaw saxiixa goolhaye Andre Onana
Himilo – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaw dahay saxiixa goolhayaha kooxda Ajax Andre Onana. Iyada oo uu Kepa Arrizabalaga sameeyay khaladaad waaweyn xilli cayaareedkan, Frank Lampard ayaa ka saaray shaxda kooxda koowaad. Madaxa kooxda Chelsea ayaa la ...
Read More »
Radio Himilo
