Home / 2021 / October / 12

Daily Archives: October 12, 2021

12 October- Maalinta calanka Soomaaliyeed

Himilo – Marka taariikhda dib loogu laabto, qiyaastii billowga qarnigii toddobaad ayaa loo celiyaa isticmaalka calanka, waxa uu ahaa astaan ciidan oo loo adeegsado goobaha ay dagaaladu ka jiraan, si loo kala aqoonsado labada kooxood ee loolamaya. Markii middi guulleysato ...

Read More »

Jamaahiirta Man United oo war wanaagsan ka helay xaaladii Harry Maguire

Himilo – Kabtanka Manchester United Harry Maguire ayaa diyaar u noqon karo kulanka Premier League ee ay galabta Sabtida la ciyaarayaan Leicester City. 28 jirkaan ayaa dhibaato ka soo gaartay kubka intii ay guuldarrada ka soo gaartay Aston Villa 25-kii ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 80aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan