Home / 2021 (page 20)

Yearly Archives: 2021

Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag

Read More »

Del Piero: Juventus si cad ayay u soo kabaneysaa

Himilo – Kabtankii hore Alessandro Del Piero ayaa sheegay in  kooxda Massimiliano Allegri ee Juventus ‘ay si cad u soo kabaneyso’ kadib bilowga adag ee xilli ciyaareedka. ‘Marka aadan wax qiran, aad bay u sahlan tahay inaad guuleysato ciyaaraha’. Bianconeri ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 88aad

Read More »

Thomas Tuchel: ‘Chelsea waxay wada sheekeysi joogto ah la sameysaa Erling Braut Haaland’

Himilo – Tababaraha kooxda Thomas Tuchel ayaa soo jeediyay in Chelsea ay weli xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland. Blues ayaa doonaysay inay xiddiga reer Norway ku darto kooxdeeda inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka

Read More »

80 jir meel ku xifdiyay Saabuun jirta 100 sano

Himilo – Waa Xaalad dhif iyo naadir ah, Younis Ghafour oo 78 jir Ciraaqi ah, ayaa aruurinayey saabuun noocyo kala duwan ah muddo ka badan 50 sanno.Waxa uu hadda haystaa ilaa 1,450 gabbal oo saabuun ah oo ay ku jiraan ...

Read More »

Barcelona oo heshiis kordhin u sameynaysa Ansu Fati

Himilo – Wada hadalka heshiis kordhinta ee u dhaxeeya kooxda Barcelona iyo da’yarkeeda Ansu Fati ayaa ku dhaw in qalinka lagu duugo, sida ay sheegayaan wararka la helayo. Qandaraaska 18 jirkan ayaa ku eg xagaaga soo socda. Kooxda reer Catalan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 86aad

Read More »

12 jir noqday xiddig kubadda cagta xirfaddo cusub la soo galay?

Himilo – Wiil yar oo 12 jir ah oo u dhashay Nigeria ayaa rajaynaya inuu mustaqbalka kubbada cagta adduunka ka dhex muuqdo, kaddib markii uu dhigay rikoor cusub oo kubadda cagta ah. Rikoorka uu dhigay ayaa ah inuu kubbada ku ...

Read More »

Antonio Conte oo diidi kara shaqada Newcastle United

Himilo – Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa in uu meesha ka saaray suurtogalnimada uu ku noqon karo tababaraha kooxda Newcastle United. Iyada oo la sheegayo in lahaanshaha cusub ee Sucuudigu hogaaminayo uu doonayo inuu beddelo tababaraha hadda Steve Bruce, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan