Sanadka kasta 17 September dunida waxaa laga xusaa maalinta badbaadada bukaanka. Hay’adda caafimaadka adduunka ee loo soo gaabiyo magaceeda WHO ayaa u debaal degta maalintan. Ujeedada xuska ayaa ah in la faafiyo wacyi-gelinada la xiriira fahmidda daryeel siinta bukaanka. Maalintan ...
Read More »Yearly Archives: 2021
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 60aad
Gonzalo Higuain oo xaqiijiyay in Inter Miami ay dooneyso saxiixa Lionel Messi
Himilo – Gonzalo Higuain ayaa qiray in Inter Miami ay mustaqbalka dhow raadin doonto saxiixa Lionel Messi. Inkastoo uu muddo dheer xiiseynayay horyaalka MLS, Messi ayaa doortay inuu heshiis qaali ah u saxiixo Paris Saint-Germain marka uu ka tagayay Barcelona ...
Read More »Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 59aad
Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato
Himilo – Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen saynisyahanno ku nool dalka mareykanka ayaa soo jeedisay in helidda wakhti badan oo nasiino ah uu waxyeello u geysto caafimaadka maskaxda dadka. Xogaha la helay ayaa raaha ka rogay in wixii ka ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 58aad
Ronald Koeman imisa kulan ayaa loo qabtay si uu u badbaadiyo shaqadiisa?
Himilo – Ronald Koeman ayaa waayi doono shaqadiisa tababarenimo ee Barcelona haddii kooxda reer Catalonia ay siibato mid kasta oo ka mid ah saddexda kulan ee soo aadan ee La Liga oo ay la ciyaari doonaan Granada, Cadiz ama Levante. ...
Read More »15 September- Maalinta caalamiga ee Dimuqraadiyada
Himilo – Golaha loo ammaanka ee qaramada midoobay ayaa meel mariyay sannadkii 2007-dii in 15 September sannad kasta la xuso maalinta caalamiga ee dimuqraadiyadda. Ujeedda maalintan loo maamuuso ayaa ah in dawladaha lagu booriyo sii wadidda hannaanka dimuqraadiyadda si furan ...
Read More »
Radio Himilo
