Home / 2021 (page 50)

Yearly Archives: 2021

29 June – Maalinta Caalamiga ah ee dhulka kulaala dhul-baraha dunida

Himilo – Sanad waliba 29 Juun waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee dhulka kulaala dhul-baraha dunida, waa maalin la xusuusto ahmiyadda uu leeyahay dhulkaan iyo mushkiladaha ay wajahayaan noolayaasha kala jaadka ah ee ku dhaqan. Fadhi ay yeesheen Golaha ...

Read More »

Leicester City oo qeyb ka noqotay tartanka Domenico Berardi

Himilo – Leicester City ayaa ku biirtay kooxo badan oo xiiso u muujinaya garabka kooxda Sassuolo ee Domenico Berardi. Toddoba iyo toban gool iyo sideed caawin 30 kulan oo uu saftay Serie A oo uu u ciyaaray Sassuolo xilli ciyaareedkii ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 120aad

Read More »

Lammaane diiwaanka ku galay kala duwanaanta dhererkooda

Himilo – Jaceylka uu wehliyo calafka ayaa marar badan isku keena lammaaneyaal uusan qorshahu ugu jirin inay nolosha ku midoobaan. James iyo Chloe waa lammaane aqal galay sannadkii 2016. Guurkooda wuxuu ahaa mid hadal hayn badan ka dhex abuuran gudaha ...

Read More »

Tottenham oo aan haysan ikhtiyaar ay dib ula soo saxiixato Gareth Bale

Himilo – Wakiilka Jonathan Barnett ayaa mar kale ku celiyay in Tottenham Hotspur aysan heysan fursad ay dib ugula soo saxiixdaan Gareth Bale xagaagan. 31 jirkaan ayaa xilli ciyaareedkii ugu dambeeyay amaah ku qaatay kooxda ka dhisan Waqooyiga London, isagoo ...

Read More »

27 June – Maalinta Caalamiga ee Ganacsiyada yaryar iyo Kuwa Meel-dhexaadka

Himilo — Sannad kasta 27 June waxaa loo dabaal-degaa xuska Maalinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa heer-dhexaadka ah si kor loogu dhigo wacyiga muhiimadda iyo kaalinta ganacsiyada meel dhexaadka ah ay ka ciayari karaa la kulmidda Qorshaha horumarinta joogtada ee QM. ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 119aad

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 118aad

Read More »

Barcelona oo ku garaacday Chelsea saxiixa Kays Ruiz-Atil

Himilo – Chelsea ayaa qarka u saaran  inay weydo saxiixa da ‘yarka Paris Saint-Germain Kays Ruiz-Atil. 19 jirkaan ayaa loo gacan geliyay dhowr fursadood oo Ligue 1 ah intii uu joogay tababaraha haatan ee Blues Thomas Tuchel, laakiin ma uusan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan