Home / 2021 (page 6)

Yearly Archives: 2021

Waa Kuwee toddobada ciyaaryahan ee Ingiriiska ah ee ka ciyaara Australia

Himilo – Halka qaar ka mid ah ciyaartoyda Ingiriiska ay hoos uga dhaceen Premier League oo ay galeen Kubadda Cagta ilaa dhammaadka xirfaddooda ciyaaraha – kuwa kale waxay jecel yihiin inay ku jiraan jawi kuleyl badan. Xiddigii hore ee England ...

Read More »

Hooyo iyo gabadheeda oo hal kulliyad kawada qalin jebiyay

Himilo – Waxbarashadu ma laha da’ gaar ah, hanashada riyada jaamacadeed waxay u baahan tahay go’aan qaadasho, taasoo ah mid ay samaysay Raawiya Cabdil Aal, kadib markii ay ka maqneyd xerada tacliinta 15 sanno  , waxay dib ugu laabtay waxbarashada ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 103aad

Read More »

Maxaad ka ogtahay xiddigaha ugu da’da weyn ee Weli Ciyaaraya Kubbadda Cagta 2021

Himilo – Kubbada cagtu waa ciyaar ay ciyaaraan da’yarta keliya sida ay qabaan dad badan laakiin kooxdan la doortay ee shakhsiyaadka ah, da’du wax kale maaha ee waa tiro. Ciyaartoydan, inkastoo ay da’doodu hore u badatay, haddana waxay muujinayaan tayada ...

Read More »

Hooyo aqoonsiga gabadheeda ku shukaansatay rag badan!

Himilo – Hooyo Missouri ah ayaa qiratay dambiga khiyaano kadib markii ay laba sano ku qaadatay in ay iska dhigto gabadheeda oo 22 jir ah oo ay ka xaday aqoonsigeeda si ay iskaga diwaangeliso jaamacad, u hesho amaah arday iyo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 102aad

Read More »

Labo dal oo African ah oo weligood aan la gumeysan

Himilo – Waxaa jira labo dal oo Africa ah oo loo diiwaan galiyay in aan weligood la gumeysan, Ethiopia iyo Liberia. Inkastoo waqti kooban dalal ajnabi ah isku dayeen inay saameyn ku yeeshaan, haddana dalal waxay noqdeen labada keliya ee ...

Read More »

70 jir rikoor ku dhigay in uu si toos ah Qorraxda u eegayay muddo saacad ah isaga oo aan libiqsin

Himilo – Nin u dhashay dalka Hindiya oo hawlgab ah ayaa dhawaan dhigay rikoor cusub oo qaran kadib markii lagu eedeeyay in uu saacad dhan si toos ah u eegayay qorraxda isaga oo aan lahayn muraayadaha indhaha isla markaana aanu ...

Read More »

7 tababare oo la kulmay soo laabasho qiiro leh iyadoo Gerrard Aston Villa uu kula kulmayo Liverpool

Himilo – Liverpool waxay leedahay halyeeyo badan – laakiin midna looma ixtiraamo sida Steven Gerrard. Sabtidan waxay noqon doontaa markii ugu horreysay ee tababaraha cusub ee Aston Villa uu u soo baxo garoonka Anfield, oo uu maqlo guuxa taageerayaasha, kaliya ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 101aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan