Home / 2021 (page 7)

Yearly Archives: 2021

Barcelona weligeed ma ciyaartay oo ma ku guulaysatay Europa League?

Himilo – Markii ugu horeysay tan iyo xilli ciyaareedkii 2000/01, Barcelona ayaa ku guuldareysatay inay u gudubto wareega 16ka Champions League oo ay u dhacdo Europa League. FC Barcelona ayaa noqon doonta kooxda ugu weyn ee ka maqnaan doonta wareega ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 100aad

Read More »

Haweeney la dagaalantay shabeelka si ay u badbaadiso wiilkeeda oo uu la baxsaday

Himilo – Haweeney geesi ah oo ka soo jeedda tuulada Badi Jhiriya ee Madhya Pradesh ayaa gacanteeda oo maran kula dagaalantay shabeel, ka dibna wiilkeeda daanka kaga dhagay. Haba yaraatee ma haysan wax hub ah oo ay isku difaacdo balse ...

Read More »

Yaad ka xasuusataa xiddigaha la illoobay ee hadda ka xamaasha Turkish Super Lig

Himilo – Inkastoo aysan la tartami karin rafcaanka caalamiga ah ee Premier League, La Liga, Serie A ama Bundesliga, Turkish Super Lig waa mid ka mid ah kooxaha ugu madadaalada badan adduunka. Ma ahan guri loo tago hawlgabnimo sida Major ...

Read More »

India: Nin booliska ku dacweeyay lo’diisa

Himilo – kiis mar la arag ah ayaa laga soo weriyay gobolka Karnataka ee waddanka India. Nin beeralay ah oo ku nool gobolkaas ayaa booliska ku dacweeyay lo’diisa. Ramaiah waxaa la soo tebiyay inuu saraakiisha la wadaagay dacwo ka dhan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 99aad

Read More »

Nin 3 Maalmood Gudahood La Xiray 5 Jeer Sababo La Xiriira Inuu u weji egyahay Dambiile baxsad ah

Himilo – Nin Shiineys ah ayaa dhawaan soo maray todobaadkii ugu xumaa noloshiisa ka dib markii la xiray shan jeer saddex maalmood gudahood, sababo la xiriira isaga oo si aan caadi ahayn ugu ek qof xabsiga ka baxsaday. Bishii Oktoobar ...

Read More »

Macluumaad kooban oo ku saabsan derbiga ugu weyn dunida

Himilo – Derbiga weyn ee shiinaha waa derbiga ugu dheer caalamka, dhererkiisu waxa uu gaarayaa 21,000 km, taas oo ka dhigay inuu saddex mar ku jibbaarmo bedka dalka Britain. Dhismaha derbiga ‘Great wall, waxaa billaabay boqorkii Qin Shi Huangdi oo ...

Read More »

Dhakhtar sheegay in garku leeyahay faa’iidooyin caafimaad

Himilo – Dr. Karan Rangarjan oo ah dhakhtar qalliin sidoo kalana bare ka ah jaamacadda Sunderland ayaa soo bandhigay faa’iidooyinka caafimaad ee garka. Xogtiisa wuxuu ku sheegay in garka iyo timaha weliga ay wejiga ka ilaaliyaan isla markaana ay ka ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay xiddigaha xiriirka walaalnimo,qaraabanimo iyo mid xididba leh

Himilo – Hadday tahay walaalo, ilma adeernimo,ama  xidid ,dhammaanteen waxaa laga yaabaa in aysan wada ogayn in laba ciyaartoy oo kubbadda cagta ah ay si uun xiriir u leeyihiin. Filippo iyo Simone Inzaghi, Nevilles –kii Manchester United iyo halyeyga Toure ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan