Yearly Archives: 2021
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 28aad
Saameynta Covid-19 uu Dadkeenna ku reebayo!
Himilo – Covid-19 wuxuu noqday aafada qarniga 21aad ee dunida gaarsiiyay qasaaro ba’an oo ay ugu weyn tahay dhimashada in ka badan 2 milyan iyo bar, marka loo eego warbixinnada isasoo taraya ee sida maalinlaha ah looga soo weriyo Hey’dda ...
Read More »Waa kuma garsooraha qabanaya kulanka Real vs Atalanta Danny Makkelie?
Himilo – Garsooraha reer Holland Danny Makkelie ayaa dhex dhexaadin doona Kulanka Real Madrid iyo Atalanta maalinta talaadada. Waligiis garsoore kama uusan noqon labada koox midkoodna. Kaaliyaha Makkelie waa Hessel Steegstra iyo Mario Diks. Kevin Blom wuxuu mas’uul ka yahay ...
Read More »Sida uu COVID-19 u beddelay Muuqaalka Adduun-weynaha
Himilo – Covid-19 wuxuu galaaftay nolosha dad badan iyo xayiraad iyo cuuryaamin dhaqaale oo caalami ah. Balse sannad kaddib, waxaa la isku maandhaafsan yahay halka loo celin karo ciriga uu kasoo jeedo. Balse intaan ka hadlin dadaallada loogu jiro helidda ...
Read More »Joan Laporta oo dib u eegis ku sameynaya xisaabaadka Barcelona ka horla kulanka Messi
Himilo – Madaxweynaha cusub ee Barcelona Joan Laporta ayaa dib u eegi doono xisaabaadka kooxda ka hor inta uusan la kulmin Lionel Messi si uu ugala hadlo mustaqbalka xiddiga reer Argentina. Heshiiska haatan ee Messi ee Camp Nou ayaa dhacaya ...
Read More »Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 27aad
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Taariikhda Cali Mahdi Maxamed
Himilo – Xilli lagu qiyaasay 1938-kii ilaa 1939-kii ayuu ku dhashay Cali Mahdi Maxamed deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu ku qaatay Waxbarashadiisii aasaasiga ahayd Muqdisho, isagoo markii dambana wax barasho dheeraad ah u tagay dalka Masar. ...
Read More »Juventus oo mustaqbalkiisa kala hadlaysa Ronaldo
Himilo – Juventus ayaa qorsheyneysa inay dib u dhisto kooxda isla markaana ay kala hadasho Cristiano Ronaldo mustaqbalkiisa. Tuttosport ayaa ku warrameysa mustaqbalka xiddiga reer Portugal ee kooxda Juventus inuu mugdi ku jiro ka dib olole adag, madaama Andrea Pirlo ...
Read More »
Radio Himilo
