Home / 2022 / January / 10

Daily Archives: January 10, 2022

Gabar iyo awowgeed oo hal mar ka wada qalin-jebiyay jaamacad

Himilo – Toddobaatan sanno kaddib Rene Nera wuxuu markii ugu horreysay iska diiwaan geliyay kulliyad, 88 jirkan ayaa ugu dambeyntii helay shahaadadiisa bishaan, iyadoo ay weheliso inantiisa 23-jirka ah (Melani Sellars). Melanie waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacadda ku qaadatay ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo dalab u direysa daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger

Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa la soo weriyay inay ku dhawdahay soo xero gelinta daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger, kaas oo horey u diiday heshiis kordhay kooban. Heshiiska xiddigan waxaa ka haray wax ka yar lix bilood, sidaas darteed ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 124aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan