Home / 2022 / June / 05

Daily Archives: June 5, 2022

05 June – Maalinta caalamiga ah ee degaanka

Himilo — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir ...

Read More »

Jose Mourinho oo ku biiraya PSG

Himilo – Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho haddana maamula Kooxda Roma ee Waddanka Talyaaniga  ayaa la sheegayaa in uu ku wajahanyahay Horyaalka League 1ka Frnace. Madaxda PSG ayaa quudarreynaya in ay ceyriyaan  Mauricio Pochettino, ka horse waxaa ay doonayaan ...

Read More »

Dunida: Sodankii saac ba qof ayaa noqda bilyanneer

Himilo – Markii ay kordheen qiimaha cuntada iyo shidaalka sabab la xiriirta colaadda Yukreyn iyo aafada Karoona, waxaa shaxda hantiilayaasha maalkoodu gaaray bilyanka ku biiray dad cusub, halka malaayiin kale na ay galeen xeendaabka saboolnimada darran, sida ku dhigan sahan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan