Yearly Archives: 2022
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 3aad (2aad)
05 October – Maalinta Macallinka Adduunka
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Macalinka waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Maalinta waa maalin la is xusuusiyo doorka macallinku ku leeyahay mujtamaca mana ahan maalin ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 3aad
Dhibaatooyinka nololeed ee haysta carruurta derbi jiifta ah
Himilo – Billowgii qarniga 21aad carruurta dunida waxay wajaheen dhibaatooyin is-biirsaday kuwaas oo hoos u dhigaya in badan oo ka mid ah heer nololeedkooda. 12 milyan oo ubad ah waxay dhintaan inta aysan gaarin da’da shan sano jirka. Dhimashadooda waxaa ...
Read More »03 October – Maalinta caalamiga ah ee deegaanka
Himilo – Sanadkii 1985-kii ayaa markii ugu horreysay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday iclaaminta maalinta caalamiga ah ee degaanka, sanadkii xigay ayey ahayd markii ugu horreysay ee loo dabbaal-dego maalintan, xuska xilligaasi oo qaatay hal ku dhegga “Helidda hooy waa xaqeyga” ...
Read More »Maqaayad macaamiisheeda qaxwaha ugu shubta koobab gambisan!
Kupi Khop waa nuuc qaxwaha kamid ah oo dadka koobka uu ku jiro lagu siiyo isaga oo foorara ama afkiisu uu xagga dhulka ujeedo. Dad badan waxay shaaha iyo qaxwaha jecel yihiin inay isaga oo diirran ay ku fiiqsadaan fiijaanka. ...
Read More »Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 2aad
Eder Militao oo qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo Real Madrid
Himilo – Daafaca kooxda Real Madrid ee Eder Militao ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis wakhti dheer ah u saxiixi doono kooxda. Militao ayaa ku soo bilowday keliya 23 kulan oo La Liga ah labadiisii xilli ciyaareed ee ugu ...
Read More »