Home / 2022 (page 36)

Yearly Archives: 2022

Soonka u wanaagsan caafimaadka jirka iyo maskaxda

Himilo – Cilmi baaris ay si wada jir ah u sameeyeen dawladaha Imaaraadka, Bahrain iyo UK ayaa lagu sahmiyay isa saameynta wanaagsan ee maalmaha soonka iyo caafimaadka. Wargeys ka soo baxa Yurub kana faallooda cunnooyinka nafaqada ayaa dib u dersay ...

Read More »

Talooyin aad uga hortagi karto oonka maalintaada soonka

Himilo – Muslimiiinta ayaa ku sooma meelo kala duwan oo cimillo ahaan kala kulul. Degaanada qaar waxaa ka jira kuleyl badan kaas oo sababa inay aad u oomaan saa’imiinta. Ahmed Abdelaal oo ah madaxa xarunta saadaasha hawada ee Masar ayaa ...

Read More »

Tababaraha Wolves Bruno Lage: Ruben Neves ayaa u qalma in ka badan 80 milyan ginni

Himilo – Tababaraha kooxda Wolverhampton Wanderers Bruno Lage ayaa sheegay in kooxaha doonaya xiddiga khadka dhexe ee Ruben Neves ay diyaar u moqdaan in ay bixiyaan lacag ka badan 80 milyan oo gini. Qandaraaskiisu Neves ayaa dhacayo 2024, balse waxaa ...

Read More »

Asluubta Soonka

Himilo – Sanad weliba bishan oo kale waxa uu Alle addoomadiisa intooda qaangaarka ah ee aanan loo cudurdaarin ku waajib yeelay inay soomaan inta u dhaxeysa Waabarka illaa gabbal-dhaca, isaga oo u ballanqaaday ajar. Acmaasha la sameeyo bishan waa lalaba ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 193aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 192aad

Read More »

Muhiimadda ay suxuurtu u leedahay qofka soomanaya

Himilo – Hiraabta ama Suxuurta waa cunnada la cuno qeybta dambe ee habeenkii inta lagu guda-jiro bisha Soonqaad. Waana ammin loogu diyaargaroobo ku dhawaad 15-ka saac ee soo aadan soojeedka maalinkii oo uu qofku ka caagan yahay cunid iyo cabitaan. ...

Read More »

Khaled al-Drebi: Dib u dayactiraha kutubta qur’aanka kariimka ee duugowda

Himilo – Inta lagu jiro bisha Soon, dunida muslimka waxaa kordha soo xurmeysashada kitaabka Qura’aanka kariimka, Marka laga reebo wadanka Liibiya ee dhaca waqooyiga Africa. Dalkan waxaa taasi baddelkeeda xoogeysta dhaqdhaqaaqyada dib loogu hagaajinayo kutubta duugowday, maadaama ay meesha ka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 191aad

Read More »

Cunista Timirta iyo Bisha Ramadaan

Himilo – Galab walba inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, la-yaab malahan in suuqyada lagu iibiyo timirta ay kamid noqdaan kuwa joogto looga adeegto. Abdiaziz Cali oo maalintii labaad oo xiriir ah u yimid inuu iibsado timirta ayaana kamid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan