Home / 2022 (page 37)

Yearly Archives: 2022

Erling Braut Haaland “wuxuu go’aamin doonaa mustaqbalka bishan”

Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aan ka gaari doono mustaqbalkiisa dhamaadka bishaan. 21-sano jirkaan ayaa si weyn loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxaha Real Madrid,,  Manchester City iyo kooxda ay aadka u ...

Read More »

Saameynta ciriiriga jidadka ay ku yeesheen kaabayaasha nolosha magaalada

Himilo – Muqdisho waxaa ku nool dad lagu qiyaaso in ka badan labo milyan. Wixii ka dambeeyay sanadkii 2012, waxaa ku soo quryo noqonayay qurbo joog sannado ka maqnaa caasimadda. Noocyada kala duwan ee gaadiidka ayaa laga helaa magaalada. Jidadkeeda ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 190aad

Read More »

Cuntooyinka ku habboon Afurka

Himilo – Ramadaan oo ah bisha ugu qiimaha badan 12-ka billood ee ku dhigan taariikh-sheegaha Islaamka, waxaa ay dadka musliinta ah afka xirtaan inta u dhaxeysa waabarka illaa gabbal-dhaca. Inta badan dunida muslimka waxaa laga soomaa celcelis ahaan 12 saac, ...

Read More »

Halista dabka ee Suuqyadeenna

Himilo – Dabka oo ah shey addoomuhu ka magangalaan Alle Adduun iyo Aakhiraba, waxa uu ka sameysmaa kulanka seddaxda xaglood ee Kulka, Shiidaal (Dhuxul, Gaas, iwm) iyo Neefta Oksijiinta. Waxa uu leeyahay noocyo gaaraya illaa shan waxaase caan ka ah ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 189aad

Read More »

David Moyes: ‘Declan Rice wuxuu ku fadhiyaa in ka badan 150 milyan ginni’

Himilo – Maamulaha West Ham United David Moyes ayaa aaminsan in Declan Rice uu ku fadhiyo in ka badan 150 milyan ginni, iyadoo lagu soo waramayo inay xiiseynayaan kooxo badan oo Premier League ah. 23-sano jirkaan ayaa si xoog leh ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 188aad

Read More »

Bandhigga Buugta Banaadir iyo kaalinta bulshada maqalka la’ ee sanadka 2022

Himilo – Bandhigga Buugta Banaadir oo maalintii labaad galaya – ahna gunaanadka – wuxuu sannadkan ahaa mid ay ku dhan tihiin dhammaanba bahda qalinleyda oo ay kamid yihiin kuwa baahiyaha gaarka ah qaba siiba dhegoolayaasha. Qof kasta oo ku qornaa ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 187aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan