Nin u dhashay dalka Australia ayaa fariin 25 jir ah ka helay quraarad ku jirta wabi dhexdiisa, wuxuu geesta kale ogaaday qofka soo diray isaga oo isticmaalaya baraha bulshada. Marty Monson, oo ku nool jasiiradda King, ayaa sheegay in uu ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 135aad
Arsenal oo ka mid noqotay kooxaha daneynaya Ruben Neves
Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay xiddiga Wolverhampton Wanderers ee Ruben Neves inuu yahay mid ka mid ah afarta bartilmaameed ee khadka dhexe ka hor maalinta Isniinta ee soo socota. 24-sano jirkaan, oo dhaliyay goolkiisii labaad ...
Read More »10 jir qashin qubka ku dhex akhristay buug xiiso geliyay
Himilo – Baraha bulshada ku wada xiriirto ayaa aad looga hadal hayaa sawirka wiil Suuriyaan ah oo la yiraahdo Xuseen, oo ku nool xero qaxooti oo ku taalla dalka Lubnaan, waqtigaas oo uu akhrinaayay buug uu ka dhex helay weel ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 134aad
Kooxda Watford oo shaqada ka cayrisay tababaraheeda
Himilo – Watford ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Claudio Ranieri ka dib seddex bilood iyo bar oo kaliya oo uu maamulayay kooxda. Kooxda The Hornets ayaa guuldarro 3-0 ah garoonkeeda kala kulantay Norwich City habeenkii jimcaha, taas oo ka dhigan ...
Read More »Newcastle United oo bartilmaameedsanaysa Ousmane Dembele, Dele Alli, iyo Jesse Lingard
Kooxda Newcastle United ayaa lagu soo warramayaa inay suuq furan liiska ku darsatay xiddigaha Ousmane Dembele, Dele Alli iyo Jesse Lingard. Saddexda ciyaaryahan ayaa lala xiriirinayay inay kooxahooda ka tagayaan inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Dembele ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 133aad
La kulan: Ninka saf galinta dadka ku shaqeysta
Himilo – Saf galinta dadka waa hawl adag oo leh daal iyo jaha-wareer balse nin ku nool London waxay u tahay xirfad uu joogto u sameeyo. Freddie Beckitt waa saf sameeye khabiir ah. Saacaddii wuxuu ku shaqeeyaa £20. wuxuu sheegay ...
Read More »Massimiliano Allegri oo xaqiijiyay in Aaron Ramsey uu ka tagi doono Juventus
Himilo – Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay in Aaron Ramsey uu qarka u saaran yahay inuu ka tago kooxda inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Ciyaaryahanka heerka caalami ee reer Wales ayaa ku dhibtoonayay inuu ...
Read More »