Himilo – Iskuul hoose oo ku yaalla gobolka Yunnan ee Shiinaha ayaa qaar ka mid ah ardaydiisa ku abaal mariyay 20 Ey. Hou Changliang oo bare ka ah iskuulka ayaa sheegay in Eyda uu ugu deeqay urur maxalli ah oo ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 129aad
Gabar 12 jir ah oo ka qalin jabisay Jaamacad ku taalla Florida
Himilo – Gabar 12 jir ah oo waxbarashada dugsiga sare uga baxday da’da 9 jirka ayaa noqotay ardaygii ugu da’da yaraa ee ka qalin-beddesha koleejka Broward taariikhda iskuulkaas markii ugu horreysay muddo 61 sanno ah. Sawsan Ahmed oo ku nool ...
Read More »Everton oo wada hadal la fureysa tababare cusub
Himil – Everton ayaa wada xaajood la furtay tababaraha reer Belgium ee Roberto Martinez, sida lagu sheegay warbixin. Toffees ayaa go’aansatay inay fasaxdo Rafael Benitez ka dib guuldaradii dhawaan ka soo gaartay Norwich City, taasoo la micno ah in kooxdu ...
Read More »Haweeney 67 sano xiratada keliya dhar gaduudan
Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Turkiga (Nafeya Jazz) ayaa xirneyd dhar gaduudan muddo 67 sano ah, ka dib riyo ay ku riyootay iyadoo yar. Jaz, 77 jir ah, waxay degan yahay tuulada Gozgulu ee gobolka Bingol (bari), waxayna leeyahay ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 128aad
Lionel Messi oo lagu riixayo inuu ku laabto Barcelona
Himilo – Qoyska weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa la sheegay inay doonayaan inay xiddiga dib ugu celiyaan Barcelona. Laacibka todobada jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa ku dhibtoonayay inuu la qabsado kooxda PSG tan iyo markii uu ...
Read More »La kulan: Diin-diinka ugu da’da weyn
Himilo – Jonathan waa 190 jir ku guuleystay inuu galo diiwaanka – Guinness World Records – sidaas wuxuu ku noqday diin-diinka ugu da’da weyn abid. Waxaa la runeysan yahay inuu dhashay sannadku markuu ahaa 1832-dii. Noolayaasha dhulka ku dul nool ...
Read More »