Yearly Archives: 2022
Wadno doofaar oo badbaadiyay bukaan nolosha ka rajo dhigay
Himilo – 57 jir in muddo ah la dhibtoonayay xannuun wadnaha ka haleeyay ayaa helay wadno kale oo doofaar looga soo beddelay. Waa markii ugu horreysay ee lagu guuleyso in wadne Doofaar lagu tallaalo bani’aadam. Qalliin siddeed saacadood qaatay oo ...
Read More »India: Iskuul gabdhaha Muslimiinta ka mamnuucaya xijaabka
Himilo – Warbaahinta Hindiya ayaa sheegtay in iskuul ku yaalla gobolka Karnataka ee Koonfur-galbeed uu ardayda Muslimiinta ah u diiday inay galaan fasallada iyagoo xiran xijaabka. Waxayna warbaahintu ka soo xigatay maamulka dugsiga in ay oggolaadeen xirashada xijaabka ama niqaabka ...
Read More »Newcastle United oo wada hadal la fureysa Reins
Himilo – Newcastle United ayaa la soo tebiyay inay wada hadal la furtay Reins, si ay uga soo qaadato weeraryahankooda Hugo Ekitike. Eddie Howe ayaa sheegay inuu aad u daneynayo keenidda weeraryahan cusub maadaama uu dhaawac uga maqan yahay Callum ...
Read More »Gabar iyo awowgeed oo hal mar ka wada qalin-jebiyay jaamacad
Himilo – Toddobaatan sanno kaddib Rene Nera wuxuu markii ugu horreysay iska diiwaan geliyay kulliyad, 88 jirkan ayaa ugu dambeyntii helay shahaadadiisa bishaan, iyadoo ay weheliso inantiisa 23-jirka ah (Melani Sellars). Melanie waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacadda ku qaadatay ...
Read More »Paris Saint-Germain oo dalab u direysa daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger
Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa la soo weriyay inay ku dhawdahay soo xero gelinta daafaca Chelsea ee Antonio Rudiger, kaas oo horey u diiday heshiis kordhay kooban. Heshiiska xiddigan waxaa ka haray wax ka yar lix bilood, sidaas darteed ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 124aad
Dusan Vlahovic oo aan ku degdegi doonin inuu ka tago Fiorentina
Himilo – Weeraryahanka kooxda Fiorentina Dusan Vlahovic oo lala xiriirinayay Arsenal ayaa la soo weriyay inuusan ku degdegi doonin ka tagitaanka naadigiisa inta lagu jiro suuq furankan. Xiddigan reerka caalami ah ee reer Serbia ayaa dhaliyay 18 gool 21 kulan ...
Read More »Mataano ku dhashay Mareykanka oo laba sano kala duwan dhashay
Himilo – Inta badan, mataanaha ayaa wadaaga hal dhalasho. Balse mataano dhawaan ku dhashaya California ayay taariikhu kala duwday kaddib markii ay kala dhasheen wakhti kala geddisan ama xitaa sannado kala duwan. Little Alfredo Trujillo waxa uu dhashay 11:45 p.m. ...
Read More »