Yearly Archives: 2022
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 21aad
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 20aad
Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 19aad
Toni Kroos miyuu qorshaynayaa inuu ka tago kooxda Real Madrid?
Himilo – Toni Kroos ayaa sheegay inuu ka fariisan doono Real Madrid balse ma uusan dammaanad qaadin inuu qandaraas cusub u saxiixi doono kooxda heysata horyaalka Spain iyo kan Yurub. 32-sano jirkaan ayaa mar kale ah ciyaaryahan muhiim u ah ...
Read More »Shirka isbeddelka cimilada oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
Himilo – Ururrada Somali Greenpeace Association (SOGPA) iyo Action 4 Environment (A4E) oo kaashanaya hay’adaha UNPD iyo Sida ayaa magaalada Muqdisho ku soo gaba-gabeeyay shir ku saabsanaa arrimaha degaanka iyo isbeddelka cimilada. Shirka ayaa horudhac u ahaa kulan weynaha ay ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Frenkie de Jong ‘ma ka tagi doono Barcelona bisha Janaayo’
Himilo – Frenkie de Jong ayaa lagu soo waramayaa inuusan wax niyad ah u haynin inuu ka tago Barcelona bilowga sanadka 2023. Ciyaaryahanka heerka caalami ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ka tagayo Camp Nou, iyadoo loo tiirinayay Manchester United. ...
Read More »