Halkan ka Dhegeyso Barnaamijka Caafimaadka.
Read More »Monthly Archives: March 2023
Bar Kasmaal 23 03 2023
Dunida Muslimka oo maanta laga wada Soomay
1da Bisha 9aad ee Soonka Sanadkasta Muslimiinta Caalamka waxa ay gutaan Waajibka Soonka ee Rukniga Afaraad ee 5ta Rukni. Maanta Waxaa Caalamka laga soomay Bisha Ramadaan ee ku jirta Sanadka 1444 Taariikhda Hijriga. Sida Sanadihii hore dhici jirtay Sanadkan ma ...
Read More »Daraasad lagu soo bandhigay caqabadaha heysta Muqdisho,warbixin
Muqdisho waxay ka mitahay magaalooyin-ka sida weyn u korayo, ka sokow dhibaatoyin-kii waaweynaa ee muqdisho soo martay iyo inay dhowr iyo labaatan sano dib uga dhacday magaalooyin-kii lajaalka ahaa, hadabada waxaa muuqata inay magaaladu sameyso hormar ganacsi iyo mid deegaan ...
Read More »Dhibaatooyinka ay goobaha shaqada kala kulmaan dadka lixaadkoo dhimanyahay, warbixin
Dadka Lixaadkoodu dhiman yahay waxaa ay bulshada kala kulmaan dhibaatooyin badan, waxaase ugu sii daran kuwa waxbarta ee isku daya in wixii ay barteen shaqo ku raadsadaan. Yuusuf, oo ka mid ah dadkaas ayaa waxaa uu warbixintan uga hadlayaa dhibaatooyinka ...
Read More »Ilaalinta Ballanta,warbixin, dhegeysi
Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ilaaliyo balanta. ...
Read More »Dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag
Halkan ka Dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.
Read More »Barnaamijka Haweenka
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka.
Read More »8; koox ee isugu soo haray tartanka Champions League
Kooxaha Real Madrid iyo Napoli oo ka kala tirsan Horyaallada Laliga iyo Serie A ayaa iska xaadiriyay afar dhamaadka Tartanka ugu xiisaha badan Qaaradda Europe. Waxaa ay sidaas ugu biireen lix koox oo labadii todobaad ee la soo dhaafay soo ...
Read More »Sharikadda iska leh Facebook ee Meta oo ceyrineysa 10k oo shaqaale ah
Sharikadda Meta ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku sameyneyso shaqaale dhimis, si ay uga soo kabato khasaaraha maaliyadeed ee soo gaaray. War ay soo saartay Sharikadda Meta waxaa ay ku sheegtay in shaqaalaha qeybta Tignolojiyadda la dhimayo dhamaadka April, sidoo ...
Read More »