Dowladda Soomaaliya ayaa 25kii Bisha Muqdisho ka dhaqangelisay amar Dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta loogu kala sameeyay A iyo B oo midba maalin shaqeyneyso. Hadal heyn ayey arrinkan ka dhex abuurtay bulshada Muqdisho, sida Gaadiidleyda, dad weynaha Rakaab ahaan u ...
Read More »Monthly Archives: May 2023
Bar Todobaadka Dadka iyo Dalka, dhegeysi
Barnaamijka Todobaadka Dadka iyo Dalka .
Read More »Madaxda Caalamka ee u hambalyeeyay Erdogan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyey dalalka Afrika oo u hambalyeeyo Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib Erdoğan. Qoraal la soo dhigay Baraha Bulshada ayuu waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku yiri: “Waxay markhaati run ah u ...
Read More »Barnaamijka Kas-wadaag,dhegeysi
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.
Read More »Doorashada ku celiska Turkiga oo billaabatay
Doorashadii Wareega Labaad ee Kala-baxa ayaa waxay ka socota magaallooyinka 81-ka Gobal ee dalka Türkiye. 64 milyan oo qof ayaa xaq u leh inay codeeyaan, iyadoo 191,884 Sanaadiiqda Cod-bixinta loo diyaariyey in Waraaqaha Codeynta lagu rido. Ammaanka aad ayaa loo ...
Read More »Barnaamijka Aqoon-kaal
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.
Read More »Nin furay daaqadda Diyaarad uu saarnaa
Diyaarad ku sii jeedday Dalka Koofur Kuuriya ayaa mid ka mid ah Rakaabkii saarnaa furay daaqadda,waxaana ay taas cabsi ku abuurtay rakaabkii. Sharikadda Diyaarada ee leh diyaaraddan ayaa sheegtay in diyaaradda ay si nabad ah u caga dhigatay Garoonka diyaaradaha ...
Read More »Dhegeysi:Barnaamijka Haweenka
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Haweenka
Read More »Carwada bandhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 7aad ka furantay Muqdisho,Daawo
Carwada Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho Book Fair ayaa ka furantay Magaalada Muqdisho taas oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan oo lagu casuumay. Carwadan oo ah tii 7aad ayaa waxaa ay ka qabsoontay Tiyaartarka Qaranka, iyada oo marti ka kala ...
Read More »Ganacsiga ka billowday 3kg Cadar ah oo gaaray dalal dhowr ah,Daawo
Aragtida iyo hal abuurka ayaa ah furaha ganacsiga taas oo ay dheertahay ka go’naanshiyaha qof ee ah in uu guul ka gaaro ganacsiga uu hal abuurtay. C/khaalik Ashkir waxaa uu ka midyahay howlwadeennada ganacsiga Cadarka,waxaa uu sheegayaa in Ganacsigan ka ...
Read More »