Himilo-irade dadka dunida ku nool waxay gaartay 8.076 billion, sida waxa ay u sii badaneysaa si joogta ah, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka dunida iyo sida ay u kala dad badanyihiin. India 🇮🇳 1.434 billion China 🇨🇳 1.425 ...
Read More »Monthly Archives: November 2023
Xilli roobaadka iyo xanuunada ka dhalan kara biyaha fadhiya jidadka
Himilo – Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka fariista biyo aad u badan oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa ka dhasha cudurro, iyadoo aanay jirin is xilqaan muuqda oo ku aadan in booyado looga saaro biyahan ...
Read More »Dalalka ugu raqiisan ee lagu noolaan karo dunida
Himilo-Intabada badan xilliyada fasaxa dadka caalam-ku waxay ka fakaraan halkii ay u dalxiis tagi lahaayeen waxa ayna qorshaha ku dalsadaan dalalka ugu jaban ee lagu noolaan karo. Tusaale ahaan kirada guryaha, raashiinka, gawaarida laraacayo iyo dhamaan dhinacyada kale ee nolosha, ...
Read More »Beeraha Dedan: Xalka mushkiladaha ay wajahaan beeraleyda Soomaaliyeed
Himilo-Dhammaadkii bishii tagtay ee sanadkan ayaa hay’adda maareynta masiibooyinka dowladda federaalka ah ee SODMA soo saartay digniin la xiriirta roobka E lNino, midkaasi oo la saadaalinayo inuu wato biyo fara badan iyo dabeyl. Goobaha ay tilmaamtay inuu si gaar ah ...
Read More »Jaceylkii Abwaan Kaariye iyo Shankaroon
Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo bahda fanku ula baxday magaca “Dhakhtarkii Jacaylka” ayaa jacayl darran oo marxalado kala duwan soo maray u qaaday fanaanadda Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal. Kaariye inuu jeclaa Shankaroon shaki kuma jirin oo waxay ahayd sheeko kooxaha ...
Read More »25 Nov – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Rabshadaha ka-dhanka-ah Haweenka.
Himilo-Maalinta Caalamiga ee cirib-tirka rabshadaha ka-dhanka ah haweenka waa waxaa loo dabaal-degaa 25 Nov sanad kasta si la iskugu baraarujiyo dhibaatooyinka heysta dumwarweynaha adduunka iyo dadaallada loogu raadinayo helidda samata-bax iyo negaadi nololeed oo huban. Taariikh ahaan, maalintan waxay ku ...
Read More »Maqaal: Maxuu yahay 1Xbet? “Sharadka Ciyaaraha’.
Himilo-War-saxaafadeed ka soo baxay gudiga la dagaalanka lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta argagixisada ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu mamnuuc ka yahay Khamaarku, iyadoo si gaar ah war-saxaafadeedka loogu cadeeyey nuuca Online ka ah ee 1XBET. Sharadka ...
Read More »Maqaal: Maxay tahay sababaha ay u gubanayaan suuqyada Soomaalida?
Himilo-Suuqii ugu dambeeyay ee dab uu qabsado suuqyada Soomaalida waxa uu noqday suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada. Dabka ayaa geystay khasaare hantiyeed oo aad u badan, iyadoo aysan jirin cid wax ku ...
Read More »21-November-Maalinta macalinka Soomaaliyeed
Himilo-Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo sidoo kale Gaarsiiya ummadda baraaraha cilmiga iyo aqoonta heer ka gaartay. Hawlaha macalinka iyo shaqadiisa dhabta ah marka ay caruurta ...
Read More »La kulan hooyada midaysay korinta ubadka iyo karinta uunsiga.
Himilo-Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka Afrika oo ay dhalinyaradu u badan yihiin. Sida ay muujisay sahan ay sameeyeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Tirakoobka (2014), 75 boqolkiiba dadka Soomaaliyeed waxa ay da’doodu ka yar tahay 30 sano. ...
Read More »